Wednesday, September 18, 2019
Home Tags Wasaaradda Cadaaladda JSL

Tag: Wasaaradda Cadaaladda JSL

Somaliland: Wasiirka Cadaalada Oo Ka Joojiyey Shaqadii Qareen-nimo Qareen U Dooda Xuquuqal Iinsaanka

Wasiirka Caddaaladda iyo Arimaha Garsoorka ee Somaliland waa inuu ka noqdaa go’aanka uu ruqsadii kaga qaaday Guleid Ahmed Jama oo ah qareen u dooda...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxakamadda Sare, Xeer Ilaaliyaha Guud iyo Wasiirka Caddaaladda Oo Booqday Gabiley iyo Boorama.

Guddoomiyaha maxakamadda sare Aadan Xaaji Cali, Xasan Axmed Aadan, xeer ilaaliyaha guud iyo wasiirka caddaaladda Axmed Faarax Cadarre, ayaa socdaal ku tagay magaalooyinka Gabiley...

Somaliland: Wasiirkii Hore iyo Wasiirka Cusub ee Cadaalada oo xilkii la kala wareegay.

Wasiirka Cadaalada somaliland Axmed Cadare ayaa Maanta Xilkii Wasiiro Kala wareegay Xuseen Axmed Caydiid,iyada oo isla Madashana Xilalka Ay kula Kala Waregeen Labada Wasiir...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Kulan La Yeeshay Garsoorayaasha Maxkamada Sare & Gudida Cadaalada.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kulan dardaaran ah la qaatay garsoorka maxkamadda sare iyo gudidda cadaalada Somaliland oo ay...