Saturday, May 25, 2019
Home Tags Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL

Tag: Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL

Somaliland: Xukuumadda oo ku Eedeysay WADDANI inay qaab duullaan ah dooneen inay u galaan Saldhiga dhexe

Wasiirul-dawlaha amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye, ayaa ka hadlay sababta loo xidhay Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan xisbiga...

Somaliland: Warancadde Oo Shaaciyey Inuu Leeyahay Han Madaxweyne, Sababaha Xilka Qaadistiisa iyo Xil Miisaanle oo Uu Madaxweynaha Ka Diiday

“Waxaan Dhegta Ugu Sheegay In Aan Doonayo Nasasho Iyo Han Madaxweyne” Cali Warancadde. Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Daakhiliga Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde ayaa ka...

Somaliland: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Shaacisay Tirada Rasmiga ah Ee Cuqaasha Dalka Ka Diiwaangashan

“Shan Bilyan Oo Shilling Somaliland Ah Baan Sanadkii U Saxeexaa 2138-Caaqil Oo Noo Diiwaangashan, Waxana Lacagtaas Qaata 1138-Caaqil, Inta Kalena Marka Ay Miisaaniyaddu Noo...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftiyo Ka Socda Dawladda Cuman Iyo Hay’adda MSF

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Waran Cadde ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socday Madaxtooyada Dawlada Cumaan. Waftigan oo uu hogaaminayey...

Somaliland: Wasiir Ku-xigeen Wasaaradiisu u Dalacsiisay Wasiirul Dawle Aanu Madaxweynuhu Magacaabin

Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maalmihii u dambeeyay loo cumaamaday xil aanu madaxweynuhu u magacaabin oo ah...

Somaliland: Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegtay Inay Dawlada Itoobiya Adkaysay Galitaanka Dalkeeda

Wasiirka ku xigeenka xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka dalka somaliland ee wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa maanta sheegay inay dawlada Itoobiya adkaysay galitaanka dalkeeda sidoo...

Somaliland: Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ka jawaabtay Eedo uga yimid Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada

Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa qaar ka mida xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ku tilmaamtay kuwo ka xun soo qabashada dableydii Dishay Taliyihii Ciidamada Booliiska...

Somaliland: Xildhibaankii Labaad Oo Wasiir Warancade Ugu Baaqay Inuu Is Casilo

Xildhibaan Rayte oo Madaxweyne Silaanyo ugu Baaqay inuu Wasaaradda Daakhiliga Wax ka qabto. Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte, oo ka tirsan golaha wakiilada, ahna mudane mucaarad...

Somaliland: Wasiir Warancade Oo Si Rasmiya U Shaaciyey In Gacanta Lagu Soo Dhigay Gacan Ku Dhiiglayaashii Dilay Taliyaha Qaybta Booliska Ee Berbera

Dablaydii dishay Taliyihii qaybta Booliska Berbera oo la qab qabtay Ciidamada Qaran ka Somaliland ayaa Gacanta ku soo dhigay 8 ka mid aha Dablaydii Weerarka...

Somaliland: Wasiir Cali Waran Cadde Oo Ka Jawaabay Warqad Codsi Ah Oo Ay Dawlada Somalia Sheegtay Inuu Usoo Qoray Baaqna U Diray Madaxwayne Xasan Sheekh

Wasiirka arimaha gudaha somalilan Cali Maxamed Waran Cadde Oo Kamid ahaa Waftidii Madaxwaynaha Somaliland ku wahelinaysay socdaalkii uu ugu baxay gobolada bariga somaliland oo...

Latest Posts

MOST POPULAR