Thursday, November 14, 2019
Home Tags Wakaaladda Biyaha ee Hargeis

Tag: Wakaaladda Biyaha ee Hargeis

Somaliland: Maareeyaha Wakaaladda Biyaha oo Heshiis la Gashay Shirkad ku Guulayasatay Biyo-qeybinta Hargeysa

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa  Ibraahim Siyaad Yoonis oo uu wehelinayo Wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Maxamed Daahir, ayaa heshiis la saxeexday shirkad laga leeyahay dalka...

Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah

Wasiirka Beeraha Somaliland iyo Gudoomiuaha Wakaaladda Biyaha Hargeisa oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah oo ku Guulaysatay Qandaraas ka la Bixinayey. Gudoomiyaha Wakaaladda...

Somaliland : Shaybaadh Casri oo Lagu Ogaanayo La-socodka iyo Tayadda Biyaha oo Lagu Dhagax-dhigay Xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Cali Xuseen Ismaaciil (Shoombe) iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, ayaa dhagax-dhigay dhisme cusub oo noqon doona shaybaad (Lap) lagu baadho...

Somaliland: “Xukuumaddu Ma Aqlabayso In Beero Cusub Laga Sameeyo Geed-deeble.” Wasiir Maxamuud Xaashi

Wasiirka Madaxtooyadda ayaa kormeeray siday u socoto hawsha biyo balaadhinta caasimadu oo ka socda deegaanka geed deeble, isla markaana wuxuu sheegay in mashruucan ay...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Daahfuray Soona Kormeeray Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Biyaha Shiinaha oo ay ka socoto balaadhinta iyo biyo gelinta Caasimada hargeysa,...