Friday, August 23, 2019
Home Tags WADDANI

Tag: WADDANI

Somaliland: Komishanka Oo Faahfaahiyey Halka Ay Marayso Tirinta Codadka Laga Dhiibtay Doorashadii Madaxtooyada

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ka hadlay halka ay marayso Tirinta Codadkii laga dhiibtay Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday 13-kii bishan November,...

Xog: Maxaa Sababay in uu Xisbiga Waddani ku Hakiyo la Shaqeynta Guddida Doorashooyinka Somaliland

Odorosayaasha Doorashada oo dhaliilay hab-dhaqanka Xisbiga WADDANI iyo go’aanka uu ku hakiyey la shaqeynta Guddida Doorashada Saraakiisha Xisbiga WADDANI u qaabilsan la shaqeynta Guddida Doorashada,...

DegDeg: Musharax Cirro oo la La Hadlay Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo Komishanka

Murrashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa taageerayaasha Xisbigiisa ugu baaqay inay isdejiyaan, isagoo geesta kale caddeeyey in xisbigiisu joojiyey wada-shaqeyntii ka dhaxaysay...

DegDeg: Wararkii ugu Dambeeyey Tirinta Cododka Doorashooyinka Somaliland

Halkan ka daawo Wararkii ugu Dambeeyey Tirinta Cododka Doorashooyinka Somaliland. Wararka Waxa ay Sheegayaan in Tirinta Cododku ay Marayso Heer gobol, isla markaan ay iska gabogabo...

Somaliland: National Electoral Commission dismisses claims of poll irregularities

Somaliland’s National Electoral Commission (NEC), has rejected opposition claims that Monday’s presidential election was marred by irregularities and announced that they haven’t found any...

Somaliland’s main opposition party Waddani complains of election irregularities

Somaliland’s main opposition party, Waddani, met with a high-level delegation led by EU’s ambassador to Somalia/Somaliland, Veronique Lorenzo, to complain about several ‘irregularities’ that...

DegDeg: Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ka Hadalay Cabashooyinka Xisbiga Waddani

Halkan ka Daawo Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ka Hadalay Cabashooyinka Xisbiga Waddani. https://youtu.be/NSmkG298wIc

Somaliland: Xisbiga Waddani oo Cabashooyin u gudbiyey Weftigii Beesha Caalamka ka Socday

Kulan Ka Dhacay Ambassador Hotel Oo Weftigu Ku Qaabilay Murashaxa WADDANI iyo Xubno Hoggaanka Xisbigaas Ka Tirsan. Wefti Safiirro iyo Diblamaasiyiin ah oo ka socday...

High spirits as Somaliland prepares to vote

Election fever grips Somaliland ahead of a tense leadership challenge. Hargeisa, Somaliland - High spirits and a celebratory atmosphere have characterised the political campaign rallies in...

Murrashaxiinta Saddexda Xisbi qaran oo si Wada-jir ah bulshada Somaliland ula dardaarmay

Saddexda murrashax madaxweyne ee xisbiyada qaranka ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa si wada-jir ah baaqyo ugu jeediyey shacabka reer Somaliland, waxana ay shaaciyeen...