Friday, January 17, 2020
Home Tags Wadahadaladda Somaliland iyo Khaatumo

Tag: Wadahadaladda Somaliland iyo Khaatumo

Wada Hadaladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Addis Ababa Ka Furmaya

Wada hadaladii Somaliland iyo kooxda Khaatumo ayaa la filayaa inay dhawaan ka furmaan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ma jiro wax war ah oo...

Garaadka Ugu Miisaanka Weyn Beelaha Dhulbahanta Oo Si Mug Leh Uga Sheekeeyey Nuxurka Casuumad Uu Saax-dheer Ugu Sameeyey Madax-dhaqameed Kasoo Jeeda Gobolka Togdheer

“Wada-hadalka Somaliland iyo Khaatumo waanu ku garab taaganahay, meel kastoo ay ka adkaatana waxa naga go’an inaanay hawshaasi qabyo yeelan, sababtoo ah dadkayagay dani...

Somaliland: Cali Khaliif Oo Qiray Inuu Waayay Jid Dhaama Inuu Wada Hadal La Furo Dawladda Somaliland

Hoggaamiyaha Khaatumo Dr. Khali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Khatumo, waxaanu cadeeyay in markii uu dhinac walba eegay ay la...

War Deg Deg Ah: Somaliland iyo Khaatumo oo ku shiraya Burco iyo Diyaargarowga lagu Baaqay

Waxa Bisha 10aad  ee sanadkan la filayaa in xukuummada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ay ku shiraan Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa diyaar...

“Somaliland Diyaar Uma Aha Waxyaabihii Heshiiska Lagu Galay…..” Cabdalle Cali Haybe oo Khilaafay Cali Khaliif

Cabdalle Cali Haybe oo ah ku xigeenka Cali Khaliif ayaa Shaaca ka qaaday in wax iska beddeleen qaabkii wadahadaladda u dhexeeyay Somaliland iyo Khaatumo. Cali Hayba...

Somaliland: Cali Khaliif Galaydh Oo Sheegay In Ay Cunsiriyad Kala Kulmeen Buuhoodle

Hogaamiyaha kooxda Khaatumo ee wadahadaladda kula jira Somaliland Cali Khaliif Galaydh ayaa Sheegay In Ay Cunsiriyad Kala Kulmeen Dadka ku dhaqanka Magaaladda Buuhoodle

Somaliland: Dhul-Bahantoow Anigu Dowladd Lama Socdee Markhaati Baan Ahay” Faysal Cali Waraabi.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarid aka ah ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe oo ka tirsanaa Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Jamhuuriyadda Somaliland Mudanne Axmed Maxmed Maxamuud...

Somaliland: Nuxurka Khudbad uu Madaxweyne Silaanyo ka Jeediyey Shir ay ka Soo qayb Galeen Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Goboladda Sool, Buuhoodle iyo Xaysimo

Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Sool, Khudbadna Ka Jeediyey Madal Ay ka soo Xaadireen Kumanaan Qof, Kana Qayb ahaayeen Isi-mada Dhaqanka Saddexda Gobol Ee...

“Somaliland Wadahadal Ayaa Noo Socda Meel Fiican Ayaanay Wax Noo Marayaan” Cali Khaliif Galaydh

Hogaamiyaha kooxda khaatumo ee somaliland diidka ah ayaa xaqiijiyey inay xukuumadda Somaliland wadahadal la galayaan.

Somaliland: Saraakiil Tiir-dhexaad U Ahaa Khaatumo Oo Kasoo Goostay Cali Khaliif Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Xalay Caynabo Ku Qaabishay

Malleeshiyadan Waxaa Ku Jira Shan Illaa Lix Sarkaal Oo Cali Khaliif Ugu Magacawnaa Wasiirrada Khaatumo-seeg. Wefti ka socda xukuumadda Somaliland oo uu ka mid yahay...

MOST POPULAR