Sunday, May 26, 2019
Home Tags Wadahadaladda Somalia iyo somaliland

Tag: Wadahadaladda Somalia iyo somaliland

Somaliland: “Wada-Hadalladii Somaliland & Soomaaliya Aniga Ayaa Bilaabay, Waxaana Iiga Markhaati Ah XIRSI Oo Kamid Ahaa Guddidii Aanu Sir Ahaan Si Hoose Isu Arki Jirnay”

Sarkaal Tiir-Dhexaad U Ahaa Wada-Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Shaaciyey Fadeexado Midnimo Soomaaliweyn Ku Salaysnaa Oo Ex. Wasiir Xirsi Hoosta Ku Watay. Duqii hore ee...

Somaliland: Siyaasi Ismaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Wada -hadallada Cali Khaliif iyo xukuumadda, Xidhiidhka Somaliland iyo Soomaaliya iyo Doorashooyinka

Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo waraysi gaar ah siiyey wargeyska Geeska Afrika ayaa ka ka hadlay xidhiidhka siyaasadaha Soomaaliya iyo xidhiidhka ka dhexeeya Soomaaliland,...

Somaliland: Turkiga Oo Caddeeyey Inuu Ka Shaqaynayo Midnimada Somalia, Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Iyo Dhaliisha Dul Hoganaysa Wada-Hadallada Hargeysa Iyo Muqdisho Ee Turkiga

Safiirka dawlada Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya Olgan Bekar ayaa  shaaca ka qaaday in aanu dalkiisu aqoonsan baasaaboorka somaliland.   Safiir Olgan Bekar...

Somaliland: Cabdkarriim Axmed Oo Xukuumada Iyo Xisbiyadaba Ugu Baaqay Inay Ka Jawaab Celiyeen Hadlkii Ka Soo Yaadhay Turkiga Ee Midnimada Somaliland IYo Soomaliya

3 bishii Juune, ayaan qoray in anu Turkigu dhex ahayn iyo waxa la dhaafsadey joogitaankooda Somaliland, maanta afka safiirkooda ayay ka soo baxday in...

Somaliland: Ismaaciil Buuba Oo Ka Hadlay In Inqilaabka Fashilmay Ee Turkigu Saamayn Ku Yeelan Karo Wada Hadalada Dalalka Somaliland Iyo Somaliya Iyo Arinta Nile Academy

Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo kamida siyaasiyiinta dalka ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan saameynta uu ku yeelan karo inqilaabkii fashilmey ee dalka...

Somaliland: Qunsulka Turkiga ee Somaliland oo ka Hadlay Nile Academy, Baasaboorka Somaliland iyo Wadahadaladda

Qunsulka Dawladda Turkiga u fadhiya magaalada Hargeisa ayaa markii u horeysay faahfaahin ka bixiyay inqilaabkii ka dhacay dalkiisa iyo mawqifka ay Somaliland ka qaadatay...

Somaliland: Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo Dib U Dhacay Iyo Wakhtiga Cusub Ee Loo Muddeeyay Inay Dib U Furmaan

Wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo mudaysnaa inay Turkiga ka qabsoomaan 30 iyo 31 May ayaa dib uga dhacay wakhtigaas loo qorsheeyay. Si rasmi ah...

Somalia: “Somaliland Mihiimad Qaran Ayay Leedahay Dalkuna Waa Mid” Madaxweynaha Maamulka Muqdisho

Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay midnimadii Somaliland iyo Somalia soo celinayaan,waxaanu tilmaamay in duruufihii burburkii dawladnimo lagu kala duwan yahay. Xasan Sheekh...

Somaliland: “Wada Hadaladan Somaliland Iyo Somaliya, Wixii Loo Baahnaa In Laga Wada Hadlo, Lama Soo Dhigin Miiska, Waxa Lagu Meeraysanayaa Qodobo Aan Daruuri Ahayn”

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in ilaa hadda qodobo lagu qanco...

Somaliland: Wada Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Dib U Bilaabmayaan Dabayaaqada Bishan May.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa Shir-jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa kaga...

Latest Posts

MOST POPULAR