Friday, December 13, 2019
Home Tags Suldaanka guud ee Somaliland

Tag: Suldaanka guud ee Somaliland

Somaliland: “Maamulka Xamar Wuu Soo Qaatay, Dagaal Badheedh Ahna Wuu Inagu Soo Qaaday..” Sul Maxamed

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyey talooyin ku waajahan qadiyada madax banaanida Somaliland. Suldaanka guud ee...

Somaliland: Suldaanka Guud Oo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay La Yimaadaan Siyaasad Bilaa Turxaan Ah

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Xisbiyada Qaranka ugu baaqay inay joojiyaan khilaafka iyo muranka ay warbaahinta isku marinayaan, waxaanu kula...

Somaliland: “Haddii Shidaalkaas Lagu Guulaysto Wixii La Sheegay Ayaa Dhab Noqon, Haddii Laga Waayana Beenba Way Noqon”

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay shirkadaha sahaminta shidaalka ka wada deegaano ka mid ah Somaliland oo aanay raali...

Somaliland: “Madax-dhaqameednimadu Maaha Wax Suuqa Laga Soo Iibsado Iyo Cumaamad Xamar Taalla” Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland.

Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay niman Muqdisho jooga oo sheegtay in ay ka mid yihiin...

MOST POPULAR