Wednesday, September 18, 2019
Home Tags Soonka Bisha Ramadaan

Tag: Soonka Bisha Ramadaan

Fadliga Iyo Faa’idooyinka Bisha Ramadaan

Bisha Soon waxa ay leedahay Fadli aad iyo aad u weyn, waana fursad sanadkii hal mar soo marta dadka Muslimiinta ah, Diinteenna Islaamka ah,...

Ma Taqaanaa Faa’iidada Jimicsigu Uleeyahay Qofka Sooman ?

Waxa dad badan oo inaga mid ah aaminsanyihiin in aan qofka soomani haba yaraate aanu jimicsi samayn Karin, halka dadka qaar aaminsanyihiin in aanay...

Barro Oo Ku Takhasus Nidaamka Xiliga Afurka

Waxa aynu maqaalkan ku lafa guridoonaa talooyin la xidhiidh ramadaanta iyo cuntadeeda. Waxa aynu si gaara uga hadlidoonaa nidaamka afurka ee ugu wacan.Waxaa muhima in...

17 Faa’iido Oo Laga Helo Timirta, Mar Walbana Kugu Khasbaya In Aanad Gurigaaga Ka Waayin

Geedka barakaysan ee timirtu waa geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku baxayn badi dalagyada kale ee la quutaa, dhulka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Madax Xanuunka Inta Aad Soomantahay ?

Wax jira dad badan oo had iyo jeer ka cawda madax xanuun inta ay sooman yihiin gaar ahaan marka ay ku sugan yihiin goobaha...

Sidee Ayey Muslimiintu Ugu Soomayaan Dalalka Aanay Cadceedu Dhicin ?

Guud ahaan Dadka Muslimiinta ah ee Dunida guudkeeda ku nooli waxay shalay sabtidii oo ku beegnayd 25 bisha May ee sanadka 2017ka Soonka bisha...