Sunday, November 29, 2020
Home Tags Shirkadda Telesom

Tag: Shirkadda Telesom

Somaliland: Telesom Oo Dagaal Adeg Ku Haysa Shacabka Isticmaashayne Inay Suuqa Galiso Laca,,

TELESOM Oo Mar Kale Ku Dhaqaaqday Tallaabo Dhaawacday Kalsoonida Maxcaamiisheeda Iyo Aaminaaddii Lagu Qabay Oo Meesha Kasii Baxaysa Shirkadda Isg-gaadhsiinta ee TELESOM, ayaa sii wadata...

Somaliland: Adeega Zaadka Oo Ay Dhibaato Badan Yeeshay Iyada Oo Ay Bilaabmaan In La Isku Diro lacag Messeg

Shirkaddan oo Noqotay Biriij Ay Reer Xamarku ku Dhacaan Hantida Muwaadiniinta  Shirkadda Isgaadhsiinta telefoonnada ee TELESOM, ayaa noqotay biriij loo adeegsado qaab cusub oo tuugo...

Somaliland: Warbaahinta Dawladda Somaliland oo Daboolka ka Rogtey Dagaalka Xukuumaddu kula Jirto Shirkadda TELESOM

Warbaahinta Dawladda ee Xukuumaddu Somaliland gacanta ku hayso, ayaa daboolka ka rogtey dagaalka qarsoon ee Xukuumaddu kula jirto Shirkadda Isgaadhsiinta TELESOM, sida ku cad...

Somaliland: Daawo: Wasiirka Ganacsiga Oo Faahfaahiyey Kulan Ay Shalay Fooda Isku Dareen Ganacsatada Dalka Iyo Qodobada Ay Isla Meel Dhigeen

Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland Cumar Shuceyb Maxamed ayaa waxaa uu faahfaahiyey kulan ay maalintii shalay aheyd ay fooda isku dareen ganacsada Somaliland . Wasiirka ayaa...

Somaliland: “Markii Lacagta Cusub la keenay, Anigaygan Ayaa 80,000 dollar ku khasaaray”

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Sicir-bararka ka taagan Somaliland, Dulmiga iyo Arrimo kale oo muhiim...

Somaliland: Telesom Oo Laba Duulimaad Ku Soo Daabushay Lacagtii Zaadka ee Djibouti la geyn jiray

Telesom Oo Laba Duulimaad Ku Soo Daabushay Qayb Ka Mid Ah Lacagtii Zaadka Ee Jibouti U Taalay Macasmiisha Tirada Badan Ee Lacagtoodii La Baxaya...

MOST POPULAR