Monday, March 25, 2019
Home Tags Sheekh Dirir

Tag: Sheekh Dirir

Somaliland: “Dadku Markay Yihiin Alle Yaqaan Iimaan Leh, Amniga Ay Doonaan Ayey Helayaan..” Sheekh Dirir

Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay  in dadku marka ay Ilaahay SW adeecaan, nabadgelyo helaan, hadii ay caasi noqdaana nabadgelyo darro haleeli doonto Sheekh...

Somaliland: “Qofku isagoo fadhiya gurigiisa ayuu kelmad wanaagsan oo baraha bulshada Facebook, Whatsup geliyo ku hanuunin karaa boqolaal kun oo qof…”Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir.

Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa cadeeyey hadii qofku waxba ku wacdiyi waayo, xafiiska, goobta ganasiga, tolka, iyo reerkaaga, waxuu noqonayaa qof aan naftiisa...

Somaliland: Sh. Dirir Oo Sheegay In Qaar Ka Mida Haweenka Madaxda Dalku Soo Abaabuleen Dhaqan Xumadii Wiilashu La Yimaaddeen

“Madaxda Waddankeena Qaar Ka Mid Ah Haweenkooda Ayaa Mashruuc Lagu Siiyey Oo Abaabulaya. Saw Maydaan Arkayn Inamadii Yaryaraa..” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka...

Somaliland: Kudbadii Jimaca Oo Sheekh Maxamed Cumar Dirir Ku Soo Qaatay Raxmada Eebe Ee Roobka Iyo Xigmadaha Ku Duugaan

Khudbadii Jimcaha ee Maanta ayuu Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ku soo qaatay raxmada eebe ee roobka iyo xigmadaha ku sugan  

Somaliland: Noocyada Cibaadada Sh.Dirir

Shhekh Maxamed Cumar Sheekh Dirir Oo Maanta Kudbadi Jimacaha Kagag Noocyada Cibaadada

Somaliland: Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Aafada Qabyaalada Iyo Xumaanteeda..

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo kamid ah culimada waa weyn ee dalka, ayaa khudbadii Jimacaha ku soo qaatay aafada qabyaalada iyo xumaanteeda.  

Somaliland: Sheekh Dirir oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Wanaag farista iyo xumaha oo la iska reebo

Hargeysa(Wargane news)-Sh. Maxamed Cumar Dirir, ayaa maanta salaadii Jimcaha ee masaajidka Al-huda ee magaaladda Hargeysa kaga hadlay wanaaga oo la isfaro Iyo xumaanta oo La...

Somaliland: Muxaadaro Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir kaga hadlayo Qabsashada Kitaabka Alle Iyo Sunaha Rasuulka (SCW)

Muxaadaro Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir kaga hadlayo  Qabsashada Kitaabka Alle Iyo Sunaha Rasuulka (SCW)

Somaliland: Sheekh Dirir, Oo Khudbadii Jimacaha Ku Soo Qaatay Astaamaha Qofka Muslimka Ah.

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa Khudbadii Jimcaha ku soo qaaday Astaamaha qofka Muslimka ahi leeyahay iyo Raadka ka hadha.  

Somaliland: ‘Dalka Ay Ka Qalloocdaan Siyaasiga Iyo Culimadu Way U Dhammaatay Ayaa La Yidhaa, Markaa…” Sheekh Dirir.

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada ugu caansan geyiga bulshada afka Soomaaliga ku hadla, ayaa ka hadlay marxalado dhawr ah...

Latest Posts

MOST POPULAR