Friday, December 13, 2019
Home Tags Shacabka somaliland

Tag: shacabka somaliland

Somaliland: Edna Aadan oo ka Digtay in si Khaldan Loo Adeegsado Dhallinyarada

Ergeyga Somaliland  u qaabilsan wadahadalka   u dhexeeya Soomaaliya, Dr. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa ka hadashay khilaafka  ka dhashay natiijada doorashada madaxtinimada Somaliland ee...

SOMALILAND: Curashada Bisha RAMADAAN, Waayaha Danyarta & Go’aammadii Xukuumadda Ee La Dagaalanka Sicir-bararka Dollarka Oo Socon La’ Yaab

“Xukuumaddu ma oga dhibaatada haysata Shacabkooda, oo waxay cunayaan Digaaggaa laga keeno Dalalka Dibadda…” Dareenka Shacabka Dadweynaha Danyarta ah ee Reer Somaliland, ayaa la daalaa-dhacaya...

Somaliland: Boqor Buur Madow Oo La Soo Istaagay Inay Khasab Tahay Qorshe Ay Beeshiisu Ku Doonayso In Laba Sanno Loo Kordhiyo M/Siilaanyo Cidii Ka Hortimaadana Ku Tilmaamay Fidmo Abuur

“Ka Beel Ahaan Waxaanu Qabnaa In Siilaanyo Loo Kordhiyo Laba Sano, Maadaama Oo Sidan Oo Kale Loogu Kordhiyay Kuwii Ka Horreeyay, Ciddii Ka Hortimaadaana...

Somaliland Oo Ku Tuntuunsatay Laba Tallaabo Oo Taabo-gelinaya Qaranimadeeda

Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland waxa si ka weyn, kana duwan sidii hore ay toddobaadkan muujiyeen inay xidheen cutub hore oo ka mid ah qiyamkooda siyaasiga...

Somaliland: “Waxaan Xukuumadda Ku Soo Biiray Anigoo Jago [Balloodh] Ku Leh Magaallada, Jagadiina Intaan Wasiirka Ahaa Ayaan Iibiyey, Markaa In Tuug Aad Nagu Sheegtaan…….”

GUDAHA KA AKHRI: Weedho Garnaqsi Ah Oo  Wasiir Garas Xukuumadda Kaga Difaacay Dhaliilo Uu Ku Tilmaamay Laaqi Aan Ku Haboonayn Hab-maamuuska Madaxda Qaranka “Waxaan Xasuustaa...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Sheegay In Tahriibka Ay Dhalinyaraddii Waddanku Ku Hoobteen Tallo Qaran Laga Yeellan Doono.

Xisbiga Kulmiye ayaa Tahriibku ku tilmaamay aafo caalami ah oo qaarado badan ka jirta,waxaanu tacsi u diray dhallinyaradii ku geeriyootay badda Masar iyo Talyaaniga...

Somaliland: Cabdirashiid X. Mataan Oo Saylici Ku Eedayay Inuu Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Ku Tilmaamay Shisheeye

Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa madaxweyne ku xigeenka Somaliland ugu baaqay in uu xaal siiyo muwaadiniin ay abaarahu saameeyeen oo...

MOST POPULAR