Thursday, October 17, 2019
Home Tags Samaale

Tag: Samaale

Somaliland: Wefti Maraykan Ah Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Cabdicasiis Samaale

Weftiga Maraykanka ah ee uu hoggaaminayo danjire  Brain H. Phipps oo booqasho laba maalmood ah ku yimid magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay kulan gaar...

Samaale Oo Diidmadii Xilka Loo Magacaabay Ku Kasbadey Sumcad Iyo Magac Weyn Bulshadana U Iftiimayay Dareeno Isbarkanaa

Sikasta, oo ay taheyba Rayul-caamka Bulshada Somaliland ayaa guud ahaanba soo dhaweeyay go,aanka adag ee uu qaatey Wasiirkii hore Wasiirkii Wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdicasiis...

A Bloodless coup d’état at the Somaliland Presidential Palace

The reshuffle made by the President of Somaliland, his Excellency, Ahmed Mohamed Mohamoud ‘Siilaanyo’, to his cabinet of ministers on Saturday, 28 February 2015,...

Somaliland: Samaale Declines New Portfolio

International and local media Presume Samaale to have Declined Transfer The just transferred minister of finance  declined taking up the new portfolio of the education...

Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiir SAMAALE Oo Berbera Gaadhay

C/Casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JSL oo uu waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Ayaa kormeer hawleed ku tegay Magaaladda Berbera igaoo kulamona...

SOMALILAND“Madaxweyne Siilaanyo Markii Uu Talada Dalka Lawareegay ,Miisaaniyadu Waxay Ahayd 47-Milyan Oo Dollar,Imikana Sanadkan 2015 Ee Hada Inoo Bilaamay Waa 251 Milyan Iyo 300 Oo Kun,”.Wasiir Samaale.

“Nimaan Hadlin Hooyadii Qadisay,Dawladani Waxay Si Weyn Ugu Hawlan Tahay Sidii Ay Bulshadeena Iyo Goboladeenaba Horumar Uga Samayn Lahayd”. Hargeysa(Wargane News) – Wasiirka Wasaarada Maaliyada...

Somaliland: Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Si Cad Uga Hadlay Arinta Suldaan Wabar

Madaxweynaha Somaliland MD.Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo maanta ka hadlay Arinta Suldaan WABAR, iyo loolanka Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye GudIhiisa Ka Jira, iyo Guud...

Somaliland: Daawo Wasiirka Maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Socdaal Kedis Ah Ku Soo Maray Kastanada Kalabaydh Iyo Abaarso.

Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland mudane cabdicasiis maxamed samaale oo uu weheliyo wasiirka ganacsiga muuse qaasim cumar ayaa maanta socdaal kormeer ah ku soo maray...