Sunday, March 24, 2019
Home Tags Saldhiga Dhaxe eee Hargeysa

Tag: Saldhiga Dhaxe eee Hargeysa

Somaliland: Maxay Ka Tidhii Marwo Edna Adan Saldhigga Miletary Ee Imaaradka Carabta

Marwo Edna Aadan oo ka mid ah haldoorka Somaliland isla markaana hore u aheyd wasiirkii arimaha dibada dawladii Riyaale ayaa waxaa ay markii ugu...

Somaliland: Wafti Uu Hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Imaaraadka + Sawiro

Wafti uu hogaaminaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaacil (Saylici) ayaa safar shaqo ugu baxay Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta gaar ahaan Magaalada Dubai,...

Somaliland: Wasiirada Arrimaha Dibadda & Gaashandhiga Somaliland, Sacad Cali Shire Iyo Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Ku Gacan-saydhay Yeedhmo Uga Timi Magaalada Dubai.

Wasiiradda Wasaaradaha gaashaandhiga iyo arrimaha dibadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Sacad Cali shire ayaa ku gacan saydhay dalab uga timid Magaalada Dubai...

Somaliland: “Male Maaha, Madaxweynuhu Codsi Buu Geeyay Baarlamaanka, Heshiis Muu Geynin, Codsi Iyo Qodobadda Uu…”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire oo waraysi uu siiyay SAABTV kaga hadlay saldhiga millateri ee xukuumaddu damacsantay inay Imaaraadka ka siiso Berbera, banaanbixii...

Somaliland: Abwaan Weedhsame Oo Maanso Qiimo Badan Ku Cabiray Go’aankii Xildhibaannada Labada Golle Ku Ansixiyeen Saldhigga Millatari Ee Berbera.

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” ayaa maanso ku cabiray qaabkii ay shalay xildhibaannada labada golle baarlamaan ugu coddeeyeen saldhigga millatari ee ay xukuumadda Somaliland...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Shi Aan Caadi Ahayn Iskugu Yeedhay Lanada Gole + Nuxurka Qoda,,

warar xog ogaal ah oo hada ka soo gaadhay ilo ka ag dhaw labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah...

Somaliland: “Berberi Qori Uma Baahna Intii Aynu Haynay Waynu Iska Xarayn” Hoggamiye Xirs

Xirsi Oo Farta Ku Fiiqay Saamayn Taban Oo Damaca Imaaraadku U Horseedayo Mustaqbalka Siyaasadeed Ee Somalialnd “Berbera Ciidan Uma Baahna Oo Qori Intii Aynu Haynay...

Somaliland: “Saldhigga Berbera Waa Dagaal Aan Waddo Lahayn, Waa Shaadh Inan Yar Xidhan Yahay….”Sheekh Aadan-Siiro

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa mar kale ka digay khatarta uu Somaliland u horseedi karo Saldhigga Ciidan ee Dawladda Imaaraadka Carabtu...

Somaliland: DAAWO Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Culus U Dirtay Siyaasiyiinta Ka Hadlaya Saldhiga Millatari Ee Imaaraadku Ka Samaysanayo Berbera.

Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa digniin u diray siyaasiyiinta ka dayriyay saldhiga milllatari ee dawladda Imaaraadka Carabtu ka calmatay...

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Mushkiladaha Ka Dhalan Kara Saldhiga Imaaraadka Laga Siinayo Berbera

“Meesha Saldhiga Laga Siiyo Madaxwaynuhu Ma Booqan Karo, Ciidanka Yimaadda Sharciga Wadankaagu Ma Qaban Karo” Axmed Yuusuf Yaasiin Madaxwayne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf...

Latest Posts

MOST POPULAR