Tag: Sacad Cali Shire
Somaliland: Wasiirka Maaliyada Dr.Sacad oo Beeniyay Inuu Madaxweyne Bixi U Gudbiyay Is Casilaad
Wasiirka maaliyada Dr.Sacad Cali Shire ayaa sheegay in miisaniyada cusub ee la ansaxiyay ay guud ahaan macalimiinta dalka u kordhinayaan mushaharaadka, waxa sida oo...
Somaliland FM: To beat other ports in regional maritime trade, Berbera will be more competitive
On the commencement of the USD 100 million Berbera Port project last week, Birhanu Fikade of The Reporter sat down with Dr. Saad Ali Shire, Somaliland Foreign Minister,...
Somaliland: “ Khatar Amni Kama Jirto Somaliland…”Wasiir Sacad Cali Shirre
Wasiirka wasarada arrimaha dibada Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hor yimid digniinaha inta badan dowladdaha reer galbeedka u jeediyaan muwaadiniintooda ee la xidhiidha...
Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo wasiirka Arrimaha Dibeda ka joojiyey safar koox wasiiro ah ku tagayso Dalka Imaaraadka
Waxa weftiga oo Heshiiska Madaarka u tagaya uu raaciyey Wasiiry-dawlaha Arrimaha Dibeda
wefti wasiiro ah oo u ambabixi lahaa Dalka Imaaraadka oo loo xayiray Imaansha...
Somaliland: “Male Maaha, Madaxweynuhu Codsi Buu Geeyay Baarlamaanka, Heshiis Muu Geynin, Codsi Iyo Qodobadda Uu…”
Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire oo waraysi uu siiyay SAABTV kaga hadlay saldhiga millateri ee xukuumaddu damacsantay inay Imaaraadka ka siiso Berbera, banaanbixii...
Somaliland: Wasiir Sacad Oo Sheegay Inay Somaliland Ka Feejigantahay Xaasaasiyada Ay Leedahay Siyaasadda Biyaha Niilku
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay ka digtoonyihiin xaasaasiyada siyaasadeed ee ay leedahay siyaasadda Niilka ee ka dhaxaysa Itoobiya...