Saturday, May 25, 2019
Home Tags Qasriga Madaxtooyada JSL

Tag: Qasriga Madaxtooyada JSL

Somaliland: Madaxtooyada Oo Faahfaahisay Kulan Dhex Maray Labada Guddi Ee Guddida Taakulaynta Abaarta & Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Yaab

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay kulan maanta Qasriga madaxtooyada ku dhex maray labada guddi ee guddida taakulaynta abaarta, iyo guddida 18 May...

Somaliland: Daawo Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wetigii Ka Socday Hay’adda UNICEF

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo uu hoggaaminayey ku xigeenka madaxa hay’adda Qaramada midooaby u...

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Aqoonyahanka Dalka Ka Codsaday Inay Xukuumadda U Markhaati Furaan Amma Ka Markhaati Furaan

Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay...

Somaliland: Shirkadda TELESOM Oo Aqbashay Go’aamadii Xukuumadda Ee Lagu Xaddidayey Isticmaalka Adeegyada ZAAD iyo E-Dahab

Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom, ayaa Heshiis ka gaadhay khilaaf ka taagnaa Isticmaalka Adeegga lacagta la isugu diro ee ZAAD, kaasi oo Xukuumaddu...

SOMALILAND: Wasiirka Warfaafinta Oo Banaanka Looga Saaray Kulan Ka Dhacay Qasriga Madaxtooyada.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa banaanka looga soo saaray kulan ka qabsoomay gudaha Qasriga Madaxtooyada. Falkan oo dhacday maalintii shalay ee...

Somaliland: Kulankii Saaka Uu Madaxweyne Siilanyo La Qaatey Saddex Xisbi Iyo Kominshanka Doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyo ku xigeenkiisu waxaa ay saaka kulan la qaaten gudida doorashooyinka iyo musharaxiinta madaxweyne ee saddexda xisbi qaran . Kulankan ayaa...

Somaliland: Mad-madow Soo Kala Dhex Galay Wasiir Sacad Iyo Madaxtooyada Oo La Xaliyay

Madmadow iyo Isfahan waa’ siyaasadeed oo dhawaanahan soo kala dhex galay wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire iyo madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu guulaystay...

Somaliland: Dhadhanka Weedho Ku Lammaanaa Awaamiir Uu Madaxweynuhu Faray Xubnaha Komishanka Iyo Jewiga Madal Uu Habeen Hore Kula Shiray

Waxa Uu Faray Inay Qabyada Ka Saraan Hawlahooda Shaqo Oo AyJawi Diyaargarow Doorasho Galaan ++++++++++ Waxaa Uu Hay’adda Toddobada Xubnood Ka Kooban U Sheegay in Mas’uuliyadda...

Somaliland: Madaxtooyadda oo ka Warbixisay Dedaallada Lagu Samato-bixinayo Dadka Abaartu Tabaalleysay

‘Xukuumaddu gurmadka abaarta waxa u dheer oo ay abuuraysaa Qorshe Lagaga Gaashaamanayo Abaaraha soo Noq-noqday’ Afhayeenka Madaxtooyadda Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay dedaallo badan oo...

DEG-DEG: Taliyihii Hore Ee Ciidanka Madaxtooyada Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Kaamil Ciise Oo Geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxa goor dhaweyd cusbitaalka magaaladda Hargeysa ku geeriyooday taliyihii hore ee ciidanka Madaxtooyada Col. Faysal Kaamil Ciise oo xaalad caafimaad...

Latest Posts

MOST POPULAR