Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Xalay xadhigga ka jaray isticmaalka adeegga isgaadhsiinta ee shirkadda Somtel iyo adeegga xawaaladda mobile ee eDahab...
Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, ayaa shacbiga reer Buuhoodle ku bogaadiyay talaabada ay shalay ka qaadeen Maamulka Puntland. Waxa uu farriin adag...