Tuesday, November 12, 2019
Home Tags Paris Saint Germain

Tag: Paris Saint Germain

Neymar Jr oo la kulmay wakiila ka socda Real Madrid

Sida ay shaaca ka qaaday saxaafada dalka Spain xidiga kooxd Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka Brazil Neymar Jr ayaa wuxuu dhawaan kulan kula qaatay...

Qaar Ka Mid Ah Ciyaartoyda Barcelona Oo Marco Verratti U Sheegay Iney Hareen Ka Hor Sadexda Gool

Kubad sameeyaha tayada wanaagsan ee Paris Saint Germain kaas oo ilaa iyo haatan la naxsan wixii ku qabsaday Camp Nou ayaa ka dhawaajiyay in...

David Luiz Oo War Ka Soo Saaray Wararka Sheegaya Inuu Aflagaadeeyay Horyaalka Faransiiska Ka Dib Markii Uu Ku Soo Laabtay Chelsea.

Daafaca Chelsea David Luiz ayaa ku tilmaamay hadalo aflgaado ku ah horyaalka Faransiiska oo isaga loo saariyay inay yihiin been iyo ixtiraamdarro, waxaana uu...

RASMI: Chelsea Oo Ku Dhawaaqday Inay Dhameystirtay Saxiixa David Luiz Oo Ka Soo Laabtay Paris Saint-Germain.

Kooxda Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay dhameystiray saxiixa daafacii Paris Saint-Germain David Luiz kaasoo Stamford dib ugu soo laabtay heshiis 32 milyan ginni ah,...

SUUQA: Chelsea Oo Si Layaab Leh Ugu Dhaqaaqday Soo Xerogalinta Daafacoodii Hore David Luiz

Kooxda Chelsea ayaa si layaab leh oo daahitaan uu ka muuqdo ugu dhaqaaqday soo xerogalinta daafacoodii hore David Luiz kaas oo ku sugan Paris...