Thursday, August 13, 2020
Home Tags Nigeria Decides

Tag: Nigeria Decides

Nigeria: Inka badan 200 qof oo laga soo badbaadiyey Boko Haram

Milateriga dalka Nigeria ayaa sheegay in dad gaaraya 234  oo u badan haween iyo caruur laga soo badbaadiyey kooxda xagjirka ah ee Boko Haram. Howlgal...

Nigeria: Gabdho laga badbaadiyay Boko Xaraam

Militariga dalka Nigeria ayaa sheegaya inay badbaadiyeen in kabadan 200 oo gabdho yaryar ah iyo 93 haween, kuwaas oo lagu haystay Waqooyiga bari ee...

Nigeria: APC oo ku guulaysatay dhowr gobol

Xisbiga APC ee mucaaradka Nigeria ayaa ku guulaystay doorashda maamul goboleedyada ee sanadkan. Xisbiga APC ayaa ku guulaystay Lagos oo ay hore u maamulayeen, iyo...

Somaliland:Xukuumadda Somaliland Oo Ka Tacsiyadaysay Kenya Weerarkii Jaamacadda Gaarisa

“Doorashadda Ka Dhacday Nigeria Waa Bisayl Siyaasadeed oo dalkaasi Gaadhay, Waxaanan Dhambaal Hambalyo ah u Diraynaa Madaxweynaha Cusub Iyo Madaxweynaha Xilka ka degaya” Xukuumadda Somaliland...

Nigeria: Madaxweynaha cusub Muhamadu Buhari oo Isbedal ku baaqay!

Hogaamiyaha Mucaaridka dalka Nigeria ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynaha, waxaa sidaa saaka oo Arbaca ah xaqiijiyey guddiga doorashada. Muhamadu Buhari ayaa helay 2.5 milyan codod...

Nigeria:Shan sababood oo uu ku guuldareystay Goodluck Jonathan

Dadka reer Nigeria waxay la qabsadeen fikrada ah in mar walba uu guulaysto madaxweynaha xilka haya, marka la qabto doorashooyinka. Marka waxa muhiim noqotay in...

Nigeria:Buhari oo ku guulaystay doorashada Nigeria

Musharaxa mucaaradka doorashada madaxtinimo ee Nigeria, Muhammadu Buhari ee xisbiga APC, ayaa ku guulaysto doorashada. Sida laga soo xigtay madaxa laanta Hausa ee BBC, Mansur...

Nigeria:Buhari secures historic election victory in Nigeria

Election commission declares victory for former military ruler, Muhammadu Buhari, over incumbent Goodluck Jonathan. Former military ruler Muhammadu Buhari has become the first Nigerian to...

Nigeria:Opposition leader Buhari ahead in tight Nigeria poll

Official vote count to resume on Tuesday with opposition challenger leading President Jonathan in overall tally. Opposition leader Muhammadu Buhari has opened up a slight...

Nigeria:Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Nigeria

Waxa la shaaciyey kala bar natiijada doorashada dalka Nigeria, ilaa haatanna waxa ku horeeya hogaamiyaha isbahaysiga ugu weyn mucaraadka Jen. Muhammadu Buhari. Waxay is hayaan...

MOST POPULAR