Saturday, December 7, 2019
Home Tags Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani

Tag: Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani

Somaliland: “Haamihii Berbera Ragii Cunay Ma U Codaynah”Nuxurka Khudbadii Daaud Foode Caddde

Iyada Oo Somaliland Gabi Ahanba Ka Bilawday Ololahii Axsaabta Qaranka Somaliland Aya waxa Maanta Si Toos ah Loo Gudo Galay Maalinti Saddexad Oo Uu...

War Deg deg Ah: Wasiirki Ugu Dhaqanka Xuma Xukuumadda Siilaanyo Ee Gabadha Afka Ka Jaqay Oo Ku Biirayah Xisbiga Waddani Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye

Wasiirkii hore ee Xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud Jibriil oo ka mid ahaa Guddiga Ololaha doorashada Madaxtooyada Xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal, ayaa sheegay inuu...

Deg Deg: Xisbiga Waddani Oo Imika Ka Jawaabay Dhawaaqi Madaxweyne Siilaanyo Ka Soo Yeedhay Balse Maxay Kaga Jawaaban + Muuqaal

Kaaliyaha warbaahinta ee Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Muniir Axmed Cigaal ayaa ka hadlay wareegtadii saddexnayd ee uu soo saaray Madaxweynaha Somaliland...

Somaliland: Wafti uu Hoggaaminayo Guddoomiye Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Cadow Yuurura, Cali Saahid iyo Ceeg

Gudoomiyaha xibsiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si heer sare ah loogu soo...

Somaliland: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Daahfuray Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ee Gobolka Togdheer

“Baryahan Waxa Saxaafada Ku Soo Noqnoqonaysay Kaadhadhka Waa La Boobayaa, Doorashada Waa La Boobayaa, Waxaan Rumaysnahay Anigu In Arintaasi Aanay Dhici Karin, Muuse-Na Wuu...

Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Rogaal Celiyey Safarkiisi Sucuudiga Kana Waramay 26ka June

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa . Musharaxa ayaa waxaa uu...

Maamulka Gabilay Oo Ku Fashilmay Qaybinta Raashin Mucaawimo Ah Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Faa’idaystay

Maamulka Gobolka Gabilay ayaa ku fashilmay Qaybinta raashin mucaawimo ahaa, taas badalkeedina waxa ka faa’idaystay Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo munaasibad ballaadhan ku...

Somalliland: “Xisbiga WADDANI Uma Xidhna Reerka Aan Ka Soo Jeedo Iyo Reerka Murrashax ku-xigeenkayga Mid-na” Cabdiraxmaan Cirro.

Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa khudbad dad badan soo jiidatay u jeediyay taageerayaal reer Awdal oo maanta...

Somaliland: Siyaasi Katirsan Garabka Toosinta Iyo Caddaaladda Oo Axmed M. Seed Ku Eedeeyey Inuu Siyaasadda Ugu Jiro Sidii Uu Uga Shaqaysan Lahaa

Maxamed Abiib oo kamid ah siyaasiyiinta garabka Toosinta iyo Caddaaladda ee xisbiga WADDANI, ayaa dhaliilo u jeediyey guddoomiyaha Garabkaas Md. Axmed Muumin Seed, waxana...

Somaliland: WADDANI Oo Madaxweynaha U Gudbinaya Magacyada Masuuliyiin Ay Ku Eedeeyeen Shirqoollo Warbaahineed Oo Xidhiidhsan Hargeysa Illaa Nairobi & KULMIYE Oo Ku Xusan

WADDANI Oo Sheegay In 7 Qof Oo Qaarkood Hargeysa Ka Tageen Ay Nairobi Ugu Xidhan War Hoggaankooda Ku Xidhiidhiyey Soomaali-weyn Oo Uu Daabacay Wargeyska...

MOST POPULAR