Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Muse Biixi

Tag: Muse Biixi

Madaxweyne Muse Biixi oo Kulankii U Horreeyay La Yeeshay Madaxda Jaamicadaha Somaliland

Madaxweynaha loo doortay hoggaaminta shanta sano ee soo socota ee dalka Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxda Jaamicadaha dalka kulan kula yeeshay Qasriga...

Degdeg: Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay in Madaxweynenimada Somaliland uu ku Guulaystay Mudane Muuse Biixi Cabdi

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo hadda ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxtooyada ka dhacday dalka, ayaa shaaciyey inuu ku guulaystay Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda muwaadin-nimo ayaa saaka ka codeeyay xarunta...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Codkiisa Dhiibtay, Farriina u Diray Shacabka

Murrashaxa jagada Madaxwenaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa codkiisa ka dhiibtay xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda e caasimadda Hargeysa goor dhawayd. Murrashax Muuse Biixi oo...

Somaliland: From fighting famine to election fever

For most of this year, I have been reporting on the catastrophic drought which has gripped Somaliland for almost three years, a drought which has also...

Warbixin Saadaalisay Murrashaxa ugu Dhow inuu ku Guulaysto Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Suxufiga caanka ah ee Raage Oomaar oo haatan ka hawlgala Telefishan caalamiya oo laga leeyahay dalka Biriteyn oo uu ka yahay Tifaftiraha arrimaha caalamiga...

Somaliland: Bulshada Reer Burco oo Dhoolla-tus Dhul-gariir ah Ku Muujisay Taageerada ay KULMIYE u hayso

Bulsho-weynta ku dhaqan xarunta gobolka Togdheer ee Burco, ayaa dhoolla-tuskii ugu ballaadhnaa ku muujisay taageerada laxaadka leh ee ay u hayso xisbul-xaakimka KULMIYE iyo...

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan Su’aalo ay ku Waydiiyeen la Qaatay Dhallinyarada Jaamacadaha Berbera

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan su’aalo ay ku waydiiyeen la qaatay dhallinyarada aqoonyahanka ah ee jaamacadaha magaalada...

Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Bilaabay Qorshe Uu Xisbiga Kulmiye Ugu Soo Xero-gelinayo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay kulan ballaadhan oo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar muxaadaro aqooneed uga...

Somaliland Politician Blames Ethiopia for Delayed Recognition

Somaliland's ruling party chairman and potential successor of the sitting president blamed Addis Ababa for delaying Somaliland's plea for recognition, which he said has...

Latest Posts

MOST POPULAR