Tag: Mujaahid Cali Guray

Browse our exclusive articles!

Somaliland: “Faysal Cali Waraabe Waa Qof Nool Oo Dhintay Oo Mayd Soconaya Ah , Lamana Tartami Karo Muuse Iyo Ciro

Muj . Cali Guray ayaa waxaa uu si cadho leh uga jawaabey hadalo shalay galab ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali...

Somaliland: Siyaasi Cali-gurey Oo Bulshada U Sharraxay Waxqabadkii Muuse Biixi 3-sano Ee Uu Wasiirka Ahaa

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo dhawaan  shaaciyey inuu siyaasadda xisbiga KULMIYE taageersan yahay, ayaa sharraxay waxqabadkii uu dalka ka geystay guddoomiye Muuse Biixi Cabdi...

Somaliland: Cali Guray oo ka Hilaacay Kulmiye “KULMIYE waxaa Isugu Kaaya Dembeysay Toddoba Sanno Ka Hor Annagoo Is Bedel Doon Ah…”

“Aniga Ayaa Gidaar Walba Soo Taabtay, Isbadelka Ay Umaddani U Baahan Tahay Waa Hogaan Adag, Kaana Waxaynu Haynaa Muuse” Cali Gurey. Gudoomiye ku Xigeenkii saddexaad...

Somaliland: Daawo Shalay Iyo Maanta Muj.Cali Guray “Ceydii Shalay Ee Kulmiye Iyo Amaanta Maanta

Shalay Iyo Maanta Muj.Cali Guray "Ceydii Shalay Ee Kulmiye Iyo Amaanta Maanta

Somaliland: Siyaasigga Cali-Gurray Oo Sheegay In Aannu Garabka Jamaal Kala-Qeyb-galayn Dacwadda Ay Sheegeen Inay Markale Ku Furayaan Gudoomiyaha Xisbigga UCID.

Wuxu yidhi” Beeni maxay tari Booramaan ka imide”. Aniga halgan iguma hadhin. Waayo arragnimadana la isuma gudbiyo ilaa uu qofku isagu soo taabto si...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img