Saturday, April 20, 2019
Home Tags Mudo Kordhinta Xukuumadda Silaanyo

Tag: Mudo Kordhinta Xukuumadda Silaanyo

Deg Deg: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Hada Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Cusub Oo Lagu Maamuli Doono + Muuqaal

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furay Barnaamij Lagu Diiwaangelinayo Gaadiidka Dawladda Oo Ka Bilaabmay Xarunta Madaxtooyada. Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa daah-furay Barnaamij...

Somaliland: Taliye Cusub Oo La Wareegay Qaybta Booliiska Ee Gobolka SOOL

Munaasibad xilka loogu kala wareejinayo taliyihii qaybta booliska iyo taliyaha haatan loo soo magacaabay ayaa lagu qaybtay qaybta booliska gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood. Munaasibadan...

Madaxweyne Geele Oo Kabaha La Dul-Maray Uururka Al-Saaciduuna Bil Xaq

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaciil Cuma Geele ayaa waxaa uu ka hadley urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey dalka Masar isla markaana tageero looga muujiyey dalalka...

Somaliland: Golaha Guurtida Somaliland Oo Hada La Soo Hor Dhigay Muddo Kordhinta Xukuumada Siilanyo

Fadhigii saaka ee mudanayaasha golaha guurtida Somaliland oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha golahaasi Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa xildhibaanada la soo hor dhigay muddo...

Somaliland: Fadhiga Sabtida Ee Golaha Guurtida Oo Isha Lagu Hayo Iyo Muddo-kordhinta Laga Filayo Inay Xukuumadda U Sameeyaan.

Kal-fadhiga golaha guurtida, ayaa lagu wadaa inuu fumro maalinta Sabtida ah ee soo socota oo bishan labaad(February) ay 25-ka tahay, waxana uu fadhigaasi wataa...

Somaliland: “Muddo Kordhinta Haddii Lagu Wato Ma Ogolin, Laakiin Haddii Ay Tahay Maslaxada Umadda, Waa Qasab In La Qaataa” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muddo kordhinta Xukuumadda, ee loo gudbiyey Guurtida, waxaanu sheegay in aanu raali ka ahayn...

Somaliland: Dhaqdhaqaaqyadii Ugu Danbeeyey Ee Golaha Guurtida Iyo Maqifka Mud Kurdhinta Oo Cirka Ku Shararan

Golaha Odayaasha Somaliland ee Guurtida oo ay Hawlmaalmeedkooda ka mid tahay islamarkaana iyagu awooda u leh Mudo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Talada Haysa marka...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Ku Heshiisiyay In Doorashadda Dib Loo Dhiggo

Shir ay wada yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka Madaxtooyada, Golaha...

Somaliland: Su’aalo Shacabku Iska Waydiinayo Sababtii Xildhibaanada Xag-jirka Ahi Codkooda Ku Siiyeen Heshiiskii Dp-World, Waxa Ay Is-dhaafsadeen Xukuumadda, Mase Jirtaa Mudo Kordhin Golaha Miiska U Saarani?

Ma Dhabbaa In Xukuumaddu Kala Shaqaynayso Golaha Wakiilada Somaliland Muddo Kordhin Ay Is Dhaafsadaan Oo Ay Xukunka Ku Sii Joogaan Sannado Dheeraad Ah? Kadib markii...

Somaliland: Xildhibaan Axmed-gacan Oo Meesha Ka Saaray Muddo Kordhin Loo Sameeyo Madaxweynaha

Xildhibaan Axmed Muuse Obiisye (Axmed Gacan), ayaa sharci daro ku tilmaamay muddo kordhin dambe oo dhacda iyo doorashada oo dib u dhacda, waxaanu ayaan...

Latest Posts

MOST POPULAR