Tag: Mudaharaadyadda Waddani
Somaliland: Wakiilka EU-da u Qaabilsan Somaliland Soomaaliya oo Curiyay Fikirka Mudaharaadka WADDANI
Mudaharaadkii dhicisoobay ee uu doraad ku baaqay xisbiga Waddani ayaa la sheegay inuu ahaa shirqool dhagaraysan oo la doonayey in lagu bur buriyo qaranimada...
Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Markale Mudaharaad Ku Wargaliyay Wasaaradda Daakhiliga
Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa markaleWasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ka codsaday samaynta Mudaharaad nabadgalyo oo uu ku diidan yahay Muddo kordhinta Xukumadda Siilaanyo...
Somaliland: Mudaharaad Shalay Gil-gilay Magaalada Burco
Mudaharaad lagaga soo horjeeday muddo kordhinta ay Golaha Guurtida Somaliland u sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiilada, ayaa ka dhacay Magaalada Burco ee...
Somaliland: Ciidamada RRU-da Oo Hadda La Wareegay Xaruntii Guud Ee Xisbiga WADDANI Iyo Magacyada Masuuliyiinta Xabsiga Lootaxaabay.
Ciidamada RRU-Da Ayaa La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Madaxda Xisbiga Waddani Ee Ku Sugan Xarunta...
Faallo: Nin-na Caadadii Ma Baajo, Bahalna Caydhin Ma Daayo!
Xisbiga Waddani ayaa sannadahan u dambeeyey aad ugu mashquulay sidii xogo been ah oo ka dhan ah jiritaanka Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland uga dhaadhicin lahaa...
Somaliland: WADDANI Ku Baaqay Mudaharaad Farriin Loogu Dirayo Wefti Talyaani ah Oo Imanaya Dalka
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa beeshiisa oo ah cida ugu badan ee taageersan ugu baaqay inay magaalooyinka dalka ka sameeyaan...