Wednesday, September 18, 2019
Home Tags Mediterranean

Tag: Mediterranean

Somaliland: Doon Ay Saarnaayeen Boqolaal Tahriibayaal Ah Oo Ku Degtay Badda Mediterraneanka + Sawiro

Doon ku degtey badda Mediterraneanka oo ay saarnaayeen boqolaal tahriibayaal ah ayaa markii ay degeysay waxaa ciidamada badda ee Talyaaniga oo gurmad u fidinayay...

Italy: Dad ka badan 2000 qof oo laga soo badbaadiyey xeebaha dalka Libya

In ka badan 2000 oo muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyey xeebaha Libya kadib markii ay ku sigteen in ay la degaan doonyihii ay...

Italy:1,500 qof oo laga badbaadiyay Mediterranean

Ciidammada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay soo badbaadiyay tahriibayaal tiradooda lagu qiyaasay 1,500 oo qof. Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in...