Monday, May 20, 2019
Home Tags Maxkamadda Sare JSL

Tag: Maxkamadda Sare JSL

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Go’aanka Maxkamadda Sare Ku Kala Qaatay Doorashooyinka.

Xoghayha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo warbaahinta kula hadley afaafka hore ee maxkamada sare waxaa uu ka hadley...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Go’aanka Maxkamada Sare Ka Soo Saartey Kala Qaadista Doorashooyinka

Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye soo dhaweynaayo go,aanka ay...

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Maanta Go’aan Ka Soo Saaraysa Dacwadii Xisbiga UCID

Maxkamadda distooriga ah ee Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqaysa natiijada dacwadii xisbiga UCID oo ay toddobaadkii hore gudo galeen. Maxkamadda sare ayaa dhinacyada Faysal Cali...

Somaliland: Madaxwayne Siilaanyo Oo Go’aankii Kala Qaadista Doorashada U Gudbiyey Maxkamadda Sare, Kana Codsaday Inay Dib U Eegid Ku Samayso Fasiraadda Qaraarkii Hore

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Maanta u gudbiyey qoraal Codsi dib-u-eegida Qaraarkii Fasiraada ee Maxkamadda Dastuuriga ah. Waxaanu u qorsaa...

Somaliland: “Nuxurka Dacwaddu Waa Inaany Musharraxnimada Jamaal Ahayn Mid Buuxda Iyo Inaanu Musharrax Rasmi Ah Ahayn”

Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Oo Sharraxay Dulucda Dacwadda Ay Shalay U Fadhiisteen Dhegeysigeeda  ee La Xidhiidha Racfaankii Uu Guddoomiyaha UCID Ka Qaatay Qaraarkii GDUS&AAQ  “Maanta Maxakamad...

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Madaxweyne Siilaanyo.

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dacwad ka dhan ah go’aankii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku kala qaaday doorashooyinka gollaha wakiillada iyo Madaxtooyadda...

Somaliland: Layaab: Gudd. Faysal Oo Garsoorka Maxkamadda Sare Ka Codsaday Inay Tafsiir Sharci Ka Bixiyaan Gaf Uu Ku heegay Gacan U Taaggii Uu Jamaal Ugu Doortay Musharraxnimada!

Dood Kulul Oo Aan Waxba La Iskula Hadhin Oo Jamaal Cali Xuseen Iyo Faysal Cali Waraabe Dhex Martay Iyo Halka Lakala Taagan Yahay Garsoorka Maxkamada...

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Maanta Galaysa Dacwadii Xisbiga UCID

Maxkamadda distooriga ah ee Somaliland ayaa maanta gudo galaysa dacwadda xisbiga UCID, ka dib markii uu guddoomiyaha UCID Md. Faysal Cali Waraabe maxkamadda u...

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Dersaysa Dacwad Ka Dhan Diwaangelinta Goobaha Lagu Muransan Yahay Oo Loo Gudbiyey

Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa loo gudbiyey Dacwad lagu dalbanayo in la joojiyo Diwaangelinta Dawladdu doonayso in laga sameeyo Lixda Goobood ee Waqooyiga Hargeysa. Guddoomiyaha...

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo La Filayo Inay Badhtamaha Todobaadkan Guda Gasho Dacwadii U Dhaxaysay Gudoomiye Faysal Iyo Musharax Jamaal

Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Maxkamadda sare ee Somaliland la filayo inay ku guda jirta in todobaadkan ay bilowdo garnaqa dacwad u...

Latest Posts

MOST POPULAR