Tag: Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex
Somaliland: Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukuntay Masuul Ka Mid Ah WADDANI, Xeer-ilaalinta Oo Rafcaan Ka Qaadatay Siideynta Mid Dambi Lagu Waayay & Hanjabaadda Xisbiga
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa Go’aan ka gaadhay Dacwadda laba Masuul oo muddo Saddex Bilood ku dhow ka xidhnaa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.
Maxkamadda Gobolka...
Somaliland: Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Sheegay Inay Dhalinyaro Badan Dhaqan-xumo Ugu Qabqabteen Hargeysa
Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale), ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya Ciidammada Ammaanka iyo Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista ay qabqabteen Dhalinyaro uu...
Somaliland: Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Caddaysay Inaanay Wax Dacwad Ahi Diiwaanka Ugu Jirin Shirkada Prime Somaliland Oo Muran Ka Tagaan Yahay
Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa caddaysay inaanay wax dacwad ah iyo fulin ah midkoodna diiwaanka maxkamadda ugu jirin shirkada Prime Somaliland iyo Suldan Limited LTD.
Warbaahinta...