Tuesday, January 26, 2021
Home Tags Maxamuud Xaashi Cabdi

Tag: Maxamuud Xaashi Cabdi

Somaliland: Waa Nasiib Darro In Dulmigii Shalay Oo Kale Maanta [Madaxweyne Siilaanyo] Magaciisa Naloogu Geysto, Maxamuud Xaashi Iyo Cali-marreexaan Waxaan Leeyahay [Madaxweynaha] Magaca Ha ka Xumaynina”

Waa Nasiib Darro In Dulmigii Shalay Oo Kale Maanta Magaciisa Naloogu Geysto, Maxamuud Xaashi Iyo Cali-marreexaan Waxaan Leeyahay Magaca Ha ka Xumaynina”...

Somaliland: Yaab “Waxaynu Nahay Dadkii Adduunka Dilaali Jiray Oo Magac Baynu Kula Baxnay (Laakiin Iminka) Xeradeena Kud Baa Galay”

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlayey xafladii furitaanka Dhamka Xumbo weyne ayaa khudbad dheer oo ujeedkeedu xambaarsanaa horumarka iyo tallaabooyinka...

Somaliland: “Soomaaliya iyo Jabuuti intaasoo Mashruuc Ayaa Laga Wadaa Intaasoo Saldhig Milateri Ayaa Ku Yaala Miyaad Qaylo Ka Maqasheen? Wasiir Madaxtooyada

"Waxa xukuumadu wadaa qorshe qaran oo shan sanadood ah 2017 ilaa 2022 qorshahaas waxaanu soo saaraynaa bisha dhaw ee may xukuumadda xisbiga KULMIYE waxay...

Somaliland: Go’aammadii Xukuumaddu Ka Soo Saartay Colaadda Sool Oo Aan Weli Fulin Iyo Maamulka Gobolka Oo Iskaga Dab-qaadaya Beelihii Walaalayntoodu Raagtay.

Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Saraakiil Ciidan oo uu ka mid yahay Taliyaha Qaybta 7-aad ee Ciidammada Qaranka Somaliland ee Fadhiisinka ku...

War Deg Deg Ah: Hordhaca Natiijada Isku Shandhaynta Xukuumadda Siilaanyo + Wasiirka Ugu Tuhunka Weyn La Casi,,,,

Warar Lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaye dhanka iyo qasrigga madaxtooyadda Jsl Ayaa waxa Sheegayan In Gacanata Hore Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Dul...

Somaliland: “Siyaasadda Madaxweynuhu Nagu Hago Ee Aanu Ku Shaqaynay Ayaa Keentay In Aanu Da’ayarta Somaliland Kor U Soo Qaadnay Fursadahooda Shaqo Iyo Xilalkooda Siyaasiga Ah”..Wasiir Maxamuud Xaashi

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku soo dhaweeyey aqoonyahan ka socda Ardayda wax ku soo baratay dalka Itoobiya...

Somaliland: Gobolka Sool Oo Go’aamo Laga Soo Saaray Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

Colaadan Waxaa Ku Naf Waayay 79 Qof, Waxaana Ku Dhaawacmay 150 Kale Xukuumadda Somaliland ayaa go’aamo adag ka soo saartay colaadda soo jiitantayda ee u...

Somaliland: Oo Waajahday Beelihii Ku Dagaalamay SOOL, Hanjabaaddii Xaglo-toosiye, Digniintii Xaashi, Dersigii Cadami, Dabuubtii Faratoon & Dareenkii Samo-taliska Yaab

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Socdaal ku tagay Gobolka Sool, ayaa kulan la yeeshay Odayaasha Labada Beelood oo Walaalo ah oo Dagaallo ku...

Somaliland: Go,amo Caynka Ah Ayey Ka Soo Saaratay Colaada Kuunforta Gobolka Sool

“Caqli iyo xikmad Aad idinku Leedihiin Kuma kala Joogtaan ee Waxaa Ku kala Joogtaan Awoodda Dawladda Somaliland.” Wasiir Maxamuud Xaashi Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md....

Somaliland: “Cid Aan Dalka Loo Igman Ayaa Taladiisii Gacanta Ugu Jirtaa, Komishanku Shaqada Ha Isaga Tagaan Haddii Aanay Waxba Qabanayn,

Cabdillaahi Jawaan Oo Sababeeyey Si Xeeldheer-Na Uga Hadlay Duruufaha Dalka Ragaadiyey Iyo Sababta Uu Shaqada Uga Tagay La Taliyihii Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Xisbiyada...

MOST POPULAR