Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

Tag: Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

London: Shirkii Dawladda Ingiriisku U Qabanaysay Somalia Oo Furmaaya 11-ka Bisha Iyo Xukuumadda Farmaajo Oo Wafti Hordhac Ah Dirtay.

Iyadoo 11-ka bishan lagu wado in magaalada London uu ka furmo shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan in ka badan...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Qeybgalay Salaada Janaasada Meydka Wasiir Cabbaas

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo deg deg ah ugu soo laabtay dalka kaddib safar maalintii shalay uu ku tagay magaalada Addis Ababa...

Somalia: Al-shabaab Oo Dishay Ku Dhawaad 100 Qof Laba Maalmood Gudahood, Farmaajo Oo Safaro Kaga Maqan Qaraxyada Muqdisho

Shalay Waxaa Dhacay Laba Qarax Halka Doraad-na La Weeraray Taliyaha Cusub ee Ciidanka Iyo Wasaaradda Gaashaandhiga Ugu yaraan 10 askari oo u badan saraakiil ayaa...

Somalia: Yaab Maxa Ku Cusub Xukuumadda Farmaajo Iyo Maamulka Muqdisho Farmaajo Oo Caystay,,,

Madaxweynaha Maamulka Muqdisho Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu maanta uu ku labistey dharka khaaska u ah ciidamada ee loo yaqano Sidoo kale madaxweyne...

Somaliland: “Somaliland Dagaal Kulama Jirto Somaliya, Laakiin Haddii Ay Dhacdo Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Dalkayaga Difaacno

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa tilmaamay inaanay Somaliland wax dagaal ah kula jirin dalkii ay kala baxeen ee Somaliya, balse...

Somalia: Muxu Daarna Kulanka Madaxweyne Farmaajo Iyo Boqorka Jordan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay Boqorka Jordan Boqor Cabdalla-ha Labaad, kulankan ayaa dhacay, kaddib markii uu soo dhamaaday shir madaxeedkii Carbeed...

Somalia: Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Ka Anba Baxay Moqdisho Iyo Socdaalkiisa Safar

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho rasmi ah ku tagi doono. Waxaana ay...

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyadda Oo Qarxiyay Sir Qarsoonayd, Sheegayna In Heshiisyada Imaaraatka Ay Wada Saxeexeen M/Siilaanyo Iyo Xasan Sheekh Maxamuud

“Waxaanse Hoosta ka xarriiqayaa Mar labaad oo aan leeyahay Walaaladay, heshiiskaasi saldhiga ixtiraama, Heshiiskii Labada Madaxweyne Ee ……….”..Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Xaflad Ka Hadlayay Dhawaan Wasiirka...

Somalia: Farmaajo Oo Cambaareeyay Go’aanka Donald Trump Ee Uu Xayiraadda Ku Saaray Somaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa cambaareeyay xayiraadda Donald Trump uu saaray lix dal oo Muslimiin ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa haysta dhalashada Mareykanka iyo midda...

Somalia: Kulankii Dhex Maray Madaxweynaha Somaliya Iyo Xoghayha Guud Ee Qaramada Midoobey

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaadhay si weyna loogu soo dhaweeyay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres, waxana uu kulan gaar ah la...

Latest Posts

MOST POPULAR