Sunday, May 26, 2019
Home Tags Maxamed Biixi Yoonis

Tag: Maxamed Biixi Yoonis

“Maxamedow Biixow Indhahaagu Siyaasi Xirsi ka Weyn maba Qabtaan Waana kuu Ceeb Wiil yar oo aad Dhali Karto Inaad daba Socoto” Odey Nuur Maxamed (Faalge)

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Debedda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis kana tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani oo ka hadlay Munaasabadii loo qabtay Xubnihii...

Somaliland: Maxamed Biixi Yoonis Oo Dalka Ku Soo Noqday Xisbiga Kulmiyana U Hanjabay Balse Muxu Ugu Hanjabay

Somaliland: Maxamed Biixi Yoonis Oo Dalka Ku Soo Noqday Xisbiga Kulmiyana U Hanjabay Balse Muxu Ugu Hanjabay Xisbiga WADDANI, waxa uu saaka dalka ku soo...

Deg Deg: Samaale Iyo Maxamed Biixi Oo Dalka Ku Soo Rogaal Celin Doona Goor Ay Arrimaha Siyaasado Meel Xasaasi Ah Tagantahay

Deg Deg: Samaale Iyo Maxamed Biixi Oo Dalka Ku Soo Rogaal Celin Doona Goor Ay Arrimaha Siyaasado Meel Xasaasi Ah Tagantahay Waxa foode iinagu soo...

Nuxurka Kulan Yaro Kooban Oo Dhex Maray Maxamed Biixi Yoonis Iyo Xasan Cali Iyo Siyaasi Buuba

Warar ka imanaya magaaladda Addis ababa ayaa tibaaxaya in masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan xisbiga WADDANI kulama is araga la qaateen Raysal wasaaraha somaliya...

War Deg Deg Ah: Maxa Ka Jira Inu Maxamed Biixi Yoonis Ka Baxay Xisbiga Waddani Oo U Ku Biiray Xisbiga Kulmiye ?

Warar Hada Soo Gaadhaya Xafiiska wararka Ee Shabakada Wargane.coma aya waxay soo xaqiijiyan unu maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee...

Somaliland: Ex. Wasiir Maxamed Biixi Oo Shaaciyey Inuu Xisbiga WADDANI Beel Gaar Ah U Xidhnaa Ka Hor Intii Aan Xubnaha Is-Bahaysigu Ku Biirin

“Maanta Dadku Aad Buu Noogu Tahniyadeeyey Kuraasida Cusub Ee La Sameeyey ….Aqoon Cusub Oo Ka Ballaadhan Kii Hore Ee Beelaha Ku Dhisnaa In Laga...

Somaliland: Maxamed Biixi Yoonis Oo Shir Duceed Jufadiisa Hoose Kula Yeeshay Huteel Xaraf Ee Hargeysa Iyo War Bixin Kooban Oo Uu Ka Siiyay Sababta Uu Waddani Ugu Biiray.

Maxamed Biixi Yoonis Oo Shir Duceed Jufadiisa Hoose Kula Yeeshay Huteel Xaraf Ee Hargeysa Iyo War Bixin Kooban Oo Uu Ka Siiyay Sababta Uu...

Somaliland: Maxamed Biixi Iyo Xirsi Oo Ka Hadlay Ku Biiritaankooda Waddani

Maxamed Biixi Yoonis oo ahaa wasiirkii arrimaha dibadda ee hore iyo wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay sababta ay...

Somaliland: “Kuraasidu Qiimo Ma Leh, Anigu Madaxweyne Ayaan u Cararayey, Kursi Aan Madaxweyne Ahayna Ma Rabo.”. Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr.Maxamed Biixi Yoonis oo sida kale na ka mid ah siyaasiyiintii ku bahoobay Isbahaysiga KULMIYE oo maalintii shalay ku...

Somaliland: Mansabyada Xirsi Iyo Cabdiqaadir Jirde Oo Isku Cayn & Bayd Go’an, Maxamed Biixi Oo Afka Ciidda Loo Daray Iyo Reer Axmed Dhagax Oo Ogaaday In Booskoodii Nin Kale Laga Iibiyey

Guddoomiye Cirro Oo Booskii Guddoomiyaha Ka Dhigay Kildhi Laba Nin Madaxa Loo Wada Geliyey Iyo Reer Axmed-dhagax Oo Guddoomiyenimo Aan Madax-bannaanayn Loo Magacaabay Biixi-gii Jibadda...

Latest Posts

MOST POPULAR