Monday, July 22, 2019
Home Tags Masar

Tag: masar

Somaliland Iyo Masar Oo Is Waydaarsanaya Xafiisyo Dublamaasiyadeed

Dawladaha Somaliland iyo Masar, ayaa isku af-gartay soo celinta xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee ka dhaxayn jiray, isla markaana wada jir u fallan-qeeyay ka...

Somaliland: Dawladda Masar oo Isku Dhufan Gaadhay Dawladaha Somaliland Iyo Ethiopia

Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisii u dambeeyay qoray in dawladda Masar isku dhufan gaadhay labada dawladood ee Somaliland iyo Itoobiya oo uu ka dhexeeyo...

Somaliland: Dawladda Masar Oo Sidii Hore Si Ka Duwan Uga Hadashay Mustaqbalka Somaliland & Xidhiidhka Ay La Yeelanayso.

Danjire Maxamed Idriis oo ah kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda Masar ee arrimaha Bariga Afrika qaabilsan ayaa ka warramay safarkii isaga iyo wafti uu hoggaaminayaa...

Masar oo canbaareyn ka soo gaadhay xukunka dilka ah ee Mursi

Xukuumadda Masar ayaa wajahaysa canbaareyntii ugu adkeyd ee ka soo gaarta dalal ka mid ah caalamka, kadib markii Maxkamadda sare xaqiijisey dilka lagu xukumey...

Egypt sentences Mohamed Morsi to death

Verdict against former president sent to Grand Mufti for confirmation after he is convicted for 2011 mass prison break. An Egypt court has sentenced former...

Masar: Maxamed Mursi oo lagu xukumay dil toogasho ah

Madaxweynihii dalka Masar ee afgambiga xilka looga tuuray ayaa maanta oo sabti ah maxkamad ku taalla dalkaas ay ku xukuntay dil toogasho ah. Maxamed Mursi...

Somalia: Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Imaamka Al-Azhar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshey Imaamka Guud ee Jaamacadda Azhar Al Sheikh Ahmad al Tayyib. Kulanka...