Monday, October 19, 2020
Home Tags Marcos Alonso

Tag: Marcos Alonso

“Isagu Ma Ahan Roberto Carlos” Gary Neville Oo Su’aal Ka Keenay Sida Ay Chelsea Ugu Dhibtootay Marcos Alonso.

Falanqeeyaha heerka sare ee Sky Sports Gary Neville ayaa su’aal ka keenay nuglaanta ay Chelsea u nugushahay dhibaatada marka lagu qasbo iney isticmaasho qeyb...

Marcos Alonso Oo Banaanka Soo Dhigay Hadaladii Ay Kula Kaftameen Xidigaha Chelsea Ka Hor Goolkiisii Laadka Xorta Ahaa Ee Bournemouth.

Daafaca bidix ee Chelsea Marcos Alonso ayaa shaaca ka qaaday in ciyaartoyda kooxdiisa ay la kaftmeen ka hor inta uusan gool u badalin laadkii...

Tababare Antonio Conte Oo Wali Wada Ciyaar Maskaxeedkii Talyaaniga

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa shaaca ka qaaday inuusan wali urin guusha horyaalka Premier League inkstoo kooxdiisa ay 3-1 guul kaga heleen Bournemouth. Eden Hazard...

MOST POPULAR