Sunday, December 15, 2019
Home Tags Manchester city

Tag: manchester city

Kadib Dhaawacyadii Wembley, Miyey David Silva Iyo Sergio Aguero Taam Buuxa U Noqon Karaan Kulanka Manchester Derby?

Sida ay fahantay shabakadda Goal, labada ciyaariyahan ee ugu muhiimsan Manchester City David Silva iyo Sergio Aguero ayaa laga yaabaa iney kasoo muuqdaan kulanka...

Mourinho Oo Weeraray Man City Sido Kalan Ka Sii Cabsi Qaba Kulanka Chelsea Ee AF Cup-ka

Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax xushmo darro ah u muujin doonin tartanka FA Cup sida Manchester City, inkastoo uu muujiyay sida...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Man City- Sergio Aguero Oo Soo Laabtay Iyo Klopp Oo Shaxdiisa Sii Aaminay.

Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawanaysa kooxda Manchester City waxayna labada kooxood ku dagaalamayaan kaalinta labaad ee miiska kala saraynta Premier Leaque-ga. Kooxdii guulaysata...

Maxaad Ka Taqaan 7da Maalqabeen Ee Ugu Hantida Badan Mulkiilayaasha Kooxaha Kubadda Cagta Adduunka?

Waxa Jira maal-qabeeno waaweyn oo iska leh qaarka mid ah naadiyada waaweyn ee kubadda cagta adduunka ka dhisan. Waxaad maqashaa Maalqabeenka iska leh naadi...

DEG-DEG: Kooxaha Manchester City Iyo Sevilla Oo Ka Heshiiyay In Samir Nasri Uu Ku Biiro Kooxda Ree Spain Ee Sevilla Iyo Nasri Oo Spain Gaadhay

Kooxaha Manchester City iyo Sevilla ayaa ka heshiiyay in xidiga ree France ee Samir Nasri uu ku biiro kooxda ree Spain ee Sevilla.  Samir...

Manchester City Oo U Soo Baxday Wareega Groupyada Champions Leaque-ga Iyo Kooxda Guardiola Oo Si Sahlan Ku Soo Dhaaftay Kooxda Ree Romania Ee Steaua Bucharest

Manchester City ayaa si rasmi ah u xaqiijisatay in ay qayb ka tahay 32 ka kooxood ee barri loo samayn doono isku aadka Champions...

WARBIXIN: Kadib Dhamaystirtii Manchester City Ee Heshiiska Leroy Sane, Wax Badan Ka Ogay Liiska Ciyaartoyda Da’yarta Ah Ee Abid Lacagtii Ugu Badnayd Lugu Soo Iibsaday

Manchester City ayaa maanta si rasmi ah udhamaystirtay saxiixa da’yarkii kooxda Schalke04 ee Leroy Sane oo ay kula soo wareegtay heshiis ugu danbayn gaadhi...

Muxuu Tababare Louis Van Gaal Ka Yiri Guushii Ay Kooxdiisa Ka Gaartay Dariskooda Manchester City?

Tababare Louis Van Gaal ayaa bogaadiyay wiilashiisa kadib guushii ay ka gaareen Manchester City taasoo nooleysay rajadii ay kooxda ka qabtay iney ku dhameysato...

MOST POPULAR