Monday, November 11, 2019
Home Tags Makah

Tag: Makah

Iyagoo Aaminsan In Ay Barako Ka Helayaan Ayay Qarsoodi U Cunaan Dunta Iyo Marada Madaw Ee Kacbada Ku Shaqlan!!

Iyada oo muddooyinkan dambe dadka Xujaajta iyo Cimraystayaasha ahi si weyn ugu sii kordhayaan tirooyin aad u badana ku tagayaan goobaha barakaysan sida Baytka...

Siraha Qarsoon Ee Ku Duugan Kacbada Barakaysan – Imisa Dhagax Ayay Ka Kooban Tahay, Tiirarkeedu Waa Imisa Halkeese Laga Keenay, Waa Imisa Kiiloo Albaabkeeda Dahabka Ahi, Imisa Goor Ayaase Dayac-Tir Lagu Sameeyey? – Q:1aad

Inkasta oo culimada taariikhda werisaa ay siyaalo kala duwan uga hadlaan dhawr jeerna macluumaadyo kala duwan ka bixiyaan xaaladda dhabta ah iyo macluumaadka la...

Masuuliyiinta Ammaanka Xajka Oo Sheegay In Ay Dib U Celiyeen 70 Kun Oo Qof Oo Xaramka Yimid Iyo Sababta

Makah (Wargane)- Taliska ciidamada ammaanka xajka ayaa war ay soo saareen toddobaadkan ku sheegay in dad tiradoodu ay ka badan tahay 70 kun oo...

Saudi Arabia: In ka badan 700-xujey oo ku geeriyoodey is Cidhiidhi ka dhacay Minna

Ugu yaraan 717 qof oo xujey ah ayaa ku geeriyoodey is cidhiidh iyo jiidh jiidh maanta ka dhacdey magaalada Minna oo ku taalla duleedka...