Thursday, December 3, 2020
Home Tags Magaaladda laascaanod

Tag: magaaladda laascaanod

Somaliland: Ehelada Iyo Waxgaradka Gobolka Sool Oo Cabasho Ka Muujiyey Muwaadin Laascaanood Laga Soo Taxaabay Oo Muddo 5 Bilood ah Ku Xidhan Xabsiga Hargeysa.

Ciidamada Booliska Somailand Gaar ahaana kuwa ka Hawlagala Magaalada Laascaanood ayaa Lagu eedeeyey Inay Qafaasheen Muwaadin Qurbajoog ah oo u Dhashay Gobolka Sool kaasi...

Somaliland: Wasiirka Beeraha Oo Gobollo Kale Ugu Safray Isagoo Ku Taagan Tuutihii Ciidammada

Wasiirka Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir, ayaa laba gobol oo kale ugu safray isagoo ku labisan Tuutihii Ciidammadda ee Jimcihii la soo dhaafay lagu...

Somaliland: Wasiirka Beeraha Oo Booqday Laascaanood Isagoo Ku Labisan Tuute Ciidan Iyo Dadweynaha Oo Aad Ula Yaabay Labis Ciidan U Xidhay Magaaladda Laascaanood

Tallaabadda Wasiirku Miyaanay Ka Turjumaynin  In Nabad-gelyo Darro Ka Jirto Gobolka Sool? Wasiirka Beeraha Somaliland, Maxamed Aw Daahir, ayaa shalay gaadhay Magaaladda Laascaanood ee xarunta...

Somaliland: War Deg-Deg Ah Maydka Qof Aan Wali La Aqoonsan Oo Laga Helay Deegaano U Dhaw Magaalada Laascaanood Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay+Sawiro

Wararka naga soo gaadhay magaalada laascanood ayaa sheegaya in Maydka qof aan wali la aqoonsan isla markan geeriyooday muddo badan ka hor laga helay...

Somaliland: Maxkamadda Sare ee Somaliland oo xukuno Dil iyo xadhig isugu jira ku riday Kooxdii Dilalka ka fulin jirtay Laascaanood

Kooxdan Dilka lagu xukumay dadkay Dileen waxa ku jiray Wariye Axmed Saki Ilyaas Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa 23/02/2016-ka xukuno Dil iyo xadhig isugu jira...

Somaliland: iska hor-imaad Sababay Dhaawacyo Oo ka Dhacay Magalada Laascanood

Saq-badhkii xalay mar qudha ayay is qabsatay rasaas aad u culus oo is waydaarsadeen ciidamada booliska ka hawlgala magaalada laascaanood gaar ahaan ciidamo ka...

MOST POPULAR