Tag: madaxweyne ku xigeenka jsl

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Wafti Ka Socda Ururada Samafalka Oo Ka Socda Dawlada Kuwait

Madaxwayne ku xigeenka  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane.  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda Urur samafala kana socda dawladda Kuwait. Madaxweyne ku...

Somaliland: Madaxwayne Ku-xigeenka Oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Wafdi Ka Socday Dalka Ingiriiska

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda dalka Ingiriiska oo ay hogaaminayso Miss...

Somaliland: Saylici oo Qasriga Madaxtooyadda ku Qaabilay Wefti ka Socda Ururka Dalalka Islaamka ee OIC

WAR-SAXAAFADEED Taariikh: - 07/03/2016 Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna gudoomiyaha guddiga heer qaran ee gurmadka abaaraha, ayaa fiidkii xalay hoolka...

Somaliland: Madaxweyne Ku-xigeenka Iyo Xubno Wasiirro Ah oo Ku Jira Guddi Kasta Oo Madaxweyne Siilaanyo Hawl u Xil Saaro

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada, ayaa ku noq-noqday  inay dhawr Guddi oo kala duwan  oo...

Somaliland: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Gudoomiyaha Kulmiye Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Ay Ka Socoto Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Awdal

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland iyo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE – Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray  habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img