Saturday, December 7, 2019
Home Tags Madaxweynaha somaliland

Tag: madaxweynaha somaliland

Deg Deg: Madaxweyne Biixi Imika Magacaabis Ku Sameeyey Xukuumadiisa + Cida U Magacaabay

Deg Deg: Madaxweyne Biixi Imika Magacaabis Ku Sameeyey Xukuumadiisa + Cida U Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu...

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Imaaradka Carabta

Madaxweynaha Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidriga Ku Tukaday Abu-dubai Kulanna La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Imaaraadka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed...

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland la Kulmay Isimada Dhaqanka ee Gobolka Sool

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Ku guda jira socdaalkiisi Tabantaabo ayaa Habeenimadii Xalay ku hoyday Magaalo madaxda Sool, waxaanu kulamo muhiima...

Somaliland: Wasiir Cadaani Oo Saxeexii Ka Joojiyey Laba Masuul Oo Madaxweyne SIILAANYO Digreeto Ku Magacaabay Iyo Idaacadii FMta BURCO Oo Habeenkii Shanaad Hawada Ka Maqan.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa ku kacay fal ugub ah isagoo baal marey digreetadii madaxweyne siilaanyo ku magacaabay laba masuul oo awood...

Somaliland: “Xukuumad ahaan Waxaanu Ahmiyad Siinaynaa Horumarinta Ciyaaraha” Madaxweyne Siilaanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inay ka go’an tahay xukuumadiisa sii waddida iyo dhiiri-gelinta ciyaaraha dalka, si dhallinyaradu isu...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaanay Reer Somaliland Sugi Doonin Caawimo shisheeye Oo Cid Kale U Hayso

Madaxweynaha Somaliland, ayaa sheegay inaanay Dadka reer Somaliland noqon doonin kuwo suga Caawimooyin ay ka helaan gacmo shisheeye, hase-yeeshee, ay noqonayaan kuwo isku tashada...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Casho Sharaf Ah u Sameeyay Weftigii Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa casho sharaf u sameeyay weftigii ka socday Muqdisho ee lacagta deeqda abaaraha soo gaadh...

Somaliland: Madaxweynaha Iyo Weftigii Uu Hor Kacaayey Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’ada Gargaarka Caalamiga ee Al Rahma ee Dalka Kuwait.

Madaxweyne Silaanyo iyo Weftigii Uu Hor Kacaayey Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’ada Gargaarka Caalamiga ee Al Rahma ee Dalka Kuwait oo hore Mashaariiac badan...

Somaliland: Madaxwayne Siilaanyo Oo Dib Ugu Soo Guryo Noqday Magaalada Hargeysa Iyo Soo Dhawayn Loo Sameeyey

Madaxweynaha oo saaka ka soo kicitimay magaalo marseeda Berbera ayaa waxa si miisaanleh loogu soo dhaweeyey inta u dhaxaysa labada gobol ee Saaxil iyo...

MOST POPULAR