Tuesday, February 25, 2020
Home Tags Madaxawyne Farmaajo

Tag: Madaxawyne Farmaajo

Soomaaliya Oo Qaaday Tallaabo Ka Dhan Ah Somaliland Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Gacan-Saydhay Dalab Uga Yimid Dalalka Caalamka

Dawladda Soomaaliya ayaa dalalka beesha caalamka ee deeq bixiyayaasha ah ku gacan saydhay qorshe ay u soo jeediyeen oo nuxurkiisu ahaa in la cusboonaysiiyo ...

Somalia: Xukuumadda Farmaajo Oo Buuhoodle Ka Abaabulaysa Shir Ka Dhan Ah Qaranimada Somaliland, Dadka Deegaanka Oo Ka Soo Horjeestay Iyo Xukuumadda Oo Aan Kelmad Ka Odhan

“Shirkaas Dagaal Cad Baanu Ka Xignaa, Wixii Cawaaqib Ka Yimaadana Iyaga (Kuwa Abaabulaya) Ayaa Qaadaya” Masuul Ka Tirsan kooxda Khaatumo Xukuumadda Muqdisho ayaa la sheegay...

Somalia: Farmaajo Oo Safarkiisii Itoobiya Ka Dib Tagaya Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay casuumad rasmi oo uga timid madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax Sisi oo lagaga codsay inuu booqdo Magaaladda...

London: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay shir looga hadlayay hormarinta dhaqaalaha oo ka dhacay London

Kulankan oo hor dhac u ah shirka maalinta berri ah 11 bishan May lagu waddo in uu ka furmo magaalada London ayaa waxaa ka...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Safar ku Tagay Degmada Afgooye Gobolka Sh/hoose

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa safar dhulka ah ku tagay goor dhaw degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Safarka...

Somalia: Faah faahin Wada hadaladii dhaxmaray wafdigii DF Soomaaliya iyo Itoobiya

Wasiirka wasaarada arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay wax yaabihii ay ka wada hadleen wafdigii dowladda federaalka...

MOST POPULAR