Monday, May 20, 2019
Home Tags Maamulka Moqdisho

Tag: Maamulka Moqdisho

Somaliland: “Anigu Ma Garanayo Wuxuu Sifirna Madax Inoogu Noqonayo, Buubaana Federaal” Cali-gurey

Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey) oo ah siyaasi hadal cad, ayaa sheegay inaanu xisbina ku biirayn, balse uu codkiisa siinayo murashaxa xisbiga KULMIYE Muuse...

War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Sheegtay Inay Sugayso Xuduudaha Ay La Wadaagto Maamulka Muqdisho

Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland,ayaa sheegtay in ciidanka qaranka Somalilandin uu sugayo dhammaan soohdimaha Somaliland ay la wadaagto Soomaaliya oo ay Somaliland daris kala yahay maamulgoboleedka Soomaaliya...

Somalia: Maamulka Muqdisho Oo Ka Hadashay Afgambiga fashilmay Ee Turkiga.

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo War qoraal ah ka soo saaray Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho, ayaa si kulul wuxuu kaga hadlay isku dayga afgambi...

Somalia: Madaxweynaha Maamulka Moqdisho Kulan Qarsoodiya La Yeeshay Raysalwasaaraha Israa’iil

Madaxweynaha Maamulka Moqdisho Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii u horaysay taariikhda, wuxuu kulan qarsoodi ah la yeeshay Raysalwasaaraha Yuhuuda Benjamin Netanyahu. Wargeyska ka soo baxa...

Somaliland: Xukumadda Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho Xasan Sheekh

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland Md: Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa gaashaanka ku dhuftay hadal kasoo yeedhay Madaxwaynha Somaliya ,kaas oo sheegay...

Somalia: “Somaliland Mihiimad Qaran Ayay Leedahay Dalkuna Waa Mid” Madaxweynaha Maamulka Muqdisho

Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay midnimadii Somaliland iyo Somalia soo celinayaan,waxaanu tilmaamay in duruufihii burburkii dawladnimo lagu kala duwan yahay. Xasan Sheekh...

Somaliland: Maamulka Muqdisho oo maamul goboleed aan jirin kaga dhawaaqay Barriga Somaliland iyo Xukuumadda oo aan wali ka Hadal.

Warar naga so gaadhay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag ayaa sheegaya in manta deegano hoos yimaada gobolka sanaag lagga dhawaaqay maanul goboleed hoos...

Somalia: Al-Shabaab oo sheegtey in ay fashilyeen weerar Maraykanku ku soo qaadey

Ururka al-Shabaab ayaa sheegtey in ciidamo ka tirsan kuwa Maraykanka ay weerar isku dayeen in ay ka fuliyaan deegaanka Toorow-Toorow oo ka tirsan Shabeelada...

Somaliland: Xildhibaan Cabdiraxmaan-Xoog Oo Sheegay Inay Somaliland Madaxda Somaliya Kala Gorgortamayso Lacag

Somaliland Waxay Soo Wada Af-jaratay Wadamadii Ay Xidhidhka Caalamiga ah oo u dhaxayaya iyado alabaabada uso laabtay aqoonsigi dalka iyo hormariinti umadaba xildhibaan xoog... Xildhibaan...

Somaliland: Maamulka Muqdisho Iyo Maamul-Goballeeddada Oo Go’aamiyey Qaabka Ay Ku Xulanayaan Xildhibaanada Somaliland ku Abtirsada

Kulamadii taxanaha ahaa ee ay dawladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul-gobaleeddadeedu kaga arrinsanayeen qaabka ay u dhacayso doorashada sannadkan 2016ka la doonayo in lagu soo...

Latest Posts

MOST POPULAR