Tag: Komshanka Doorashooyinka Jsl

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Gollaha Wakiillada JSL Oo La Kala Qaaday.

Xukuumadda Somaliland, ayaa kala qaadday Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo qorshuhu ahaa in si wada jir ah loo qabto bisha Saddexaad ee Sannadka...

Somaliland: Saddexda Xisbi oo Heshiis Ka Gaadhay Sami Qaybsiga Golaha Wakiilada

Kulan maalmo badan socday kadib waxa saddexda xisbi oo ay dhexdhexaadinayso akadimga horumarinta iyo nabadda Somaliland isla garteen saddexdan qodob oo nuxurkoodu yahay inuu...

Somaliland: Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay Qodob Caqabadda Ku Ah Doorashooyinka Somaliland

Kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo masuuliyiinta akadamiyada nabadda ayaa lagaga arinsanayay waxa laga yeelayo saami qaybsiga kuraasta gobolada dalka ee...

Somaliland: “Doorasho Ayaa Inagu Soo Socota, Waxaan Asxaabta Kula Dardaarmayaa Tartan Nadiif Ah”

Cabdikariim (Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay gaabiska ka muuqda Diiwaangelinta kaadhka cod bixinta ee Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu dadka ku booriyey in aanay dhayalsan kaadhka...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Halkii Uu Guryo Iyo Xafiisyo Lagu Diiwaan Galiyo Codbixiyeyaasha Ayaa Doonaya In Dugsiyada Loo Faaruqiyo Xili Ay Ardaydu U Diyaargaroobayaan...

Iyadoo ay ardayda dugsiyada waxbarashada ee dalku u diyaargaroobayaan imtixaanadii shahaadiga ee la qaban jiray dabayaaqada sanad-dugsiyeed kasta ayaa Komishanka Doorashooyinku waxa uu qorshaystay...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img