Sunday, March 24, 2019
Home Tags Komshanka Doorashooyinka Jsl

Tag: Komshanka Doorashooyinka Jsl

Somaliland: Aragtida Ismaaciil Buubaa Ee Baaqii Beesha Caalamka Ee Dib U Dhigista Doorashooyinka

Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko muddo kordhinta ay ku heshiiyeen Xisbiyada...

Somaliland: Doorashadii Golaha Wakiilada Oo Dib Loo Dhigay Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Go’aan Ka Gaadhay Saami Qaybsigii Kuraasida Wakiilada.

Madaxtooyada Somaliland oo warbaahinta hada la hadaashey ayaa waxaa ay si rasmi ah u shaaaciysay in dib loo dhigay doorashadii golaha wakiilada isla markaana...

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Taliyay In Xil La Iska Saaro Doorashooyinka Soo Socda

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ku taliyay in xil dheeraad ah iyo masuuliyad culus la iska saaro doorashooyinka bisha march...

Somaliland: Madaxtooyada Oo Saadaalisay In Doorashada Madaxtooyada Iyo Wakiilada La Kala Qaadi Doono

Xukuumadda Somaliland ayaa saadaal toos ah ka bixisay in doorashooyinka Madaxtooyada iyo wakiilada la kala qaadi doono. La-taliyaha Madaxwaynaha ee arrimaha doorashooyinka Cabdillaahi Cabdi Jawaan...

Somaliland: Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Gollaha Wakiillada JSL Oo La Kala Qaaday.

Xukuumadda Somaliland, ayaa kala qaadday Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo qorshuhu ahaa in si wada jir ah loo qabto bisha Saddexaad ee Sannadka...

Somaliland: Saddexda Xisbi oo Heshiis Ka Gaadhay Sami Qaybsiga Golaha Wakiilada

Kulan maalmo badan socday kadib waxa saddexda xisbi oo ay dhexdhexaadinayso akadimga horumarinta iyo nabadda Somaliland isla garteen saddexdan qodob oo nuxurkoodu yahay inuu...

Somaliland: Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay Qodob Caqabadda Ku Ah Doorashooyinka Somaliland

Kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo masuuliyiinta akadamiyada nabadda ayaa lagaga arinsanayay waxa laga yeelayo saami qaybsiga kuraasta gobolada dalka ee...

Somaliland: “Doorasho Ayaa Inagu Soo Socota, Waxaan Asxaabta Kula Dardaarmayaa Tartan Nadiif Ah”

Cabdikariim (Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay gaabiska ka muuqda Diiwaangelinta kaadhka cod bixinta ee Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu dadka ku booriyey in aanay dhayalsan kaadhka...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Halkii Uu Guryo Iyo Xafiisyo Lagu Diiwaan Galiyo Codbixiyeyaasha Ayaa Doonaya In Dugsiyada Loo Faaruqiyo Xili Ay Ardaydu U Diyaargaroobayaan Imtixaanadii Shahaadiga

Iyadoo ay ardayda dugsiyada waxbarashada ee dalku u diyaargaroobayaan imtixaanadii shahaadiga ee la qaban jiray dabayaaqada sanad-dugsiyeed kasta ayaa Komishanka Doorashooyinku waxa uu qorshaystay...

Latest Posts

MOST POPULAR