Monday, March 25, 2019
Home Tags Khilaafka Xisbiga Kulmiye

Tag: Khilaafka Xisbiga Kulmiye

Somaliland: “Carruurteenu Waxay Ku Dhashaan Iyagoo Calaamada KULMIYE Leh”

Xaflad bilan, balaadhan oo kulmisay boqolaal kamida Taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee deegaamada Koonfurta iyo Bariga Burco, ayaa mid kamida madaxdhaqameedyada ka hadlay wuxuu sheegay...

Somaliland: Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaannada Dharkeyn-geenyo iyo Dabataag

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay xubno ka yihiin wasiirro, xildhibaanno, siyaasiyiin, salaadiin,...

Somaliland: Shacabka deegaanka Balli-gorod oo Hadhimo sharafeed Soo Dhaweyn Diirran Wadata ku qaabilay guddoomiyaha KULMIYE iyo Wafti uu Hoggaaminayo

Shacabka ku dhaqan deegaanka Balli-gorod oo ka tirsan gobolka TOgdheer, ayaa hadhimo-sharafeed qiimo badan oo ay weheliso soo dhaweyn diirrani ku qaabilay wafti ballaadhan...

Somaliland: “Ninka Dhaliishayda Ii Sheegaa Laba Goor Mahadsan, Ninka i guul-wadeeyaana Ma Mahadsana, Ka Wax Run Ah Igu Taageeraana Wuu Mahadsan Yahay, Kii Wax Been Ah””Muuse Biixi

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo hadhimo-sharafeed ah ku maamuusay bahda warbaahinta Somaliland. Kulankan casuumadda...

War Deg Deg Ah: Akhri Heshiiska Hordhac Ah Ee Dawladaha Carabto Ay Somaliland Kaga Iibsadan Ceelasha Shidaalka Iyo Macdanta Buuraha

Warar lagu kalsoon Yahay oo xam Xamtoodo caawa ka socoto qasriga mdaxtooyada Iyo xubnaha golaha wasiirad oo isku khilaafsan xuququl qalinka iyo wasiiada oo...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Xafiisyo Cusub ka Furtay Degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee Bariga Hargeysa

Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa xafiisyo cusub ka furtay degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee bariga magaalada Hargeysa maanta. Xafiisyada cusub ee...

Somaliland: Musharx Cirro Oo Aan Wali Shaacin Wakhtigga Uu Ka Kici Doono Guddoomiyanimada Golah Wakilada Ee 12 Sa,,

Guddoomiyaha golaha wakiillada, ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa mar kale ku guuldarraystay inuu bulshada u sheego...

Somaliland: Madaxtooyada Oo La Sheegay In Ay Dabada Ka Riixayso Qorshe Muddo Kordhin Ah Iyo Hoggaanka Xisbigeeda KULMIYE Oo Daymo Cadho Leh Ku Eegaya

Baaqii Xildhibaanada Muxaafidka Ahi La Shir Yimaaddeen Oo Ahaa Qorshe Hordhac Ah Oo Madaxtooyadu Doonayso In Ay Ra’yul Caamka Ku Tusto Sida Ay Ugu...

Somaliland: Shir Kulmiye ku qabsaday Washington oo C/casiis Samaale ka sheegay marka uu Hargeysa yimaado in uu xal laga gaadho doono khilaafkii Kulmiye

Xisbiga Kulmiye qaybtiisa Washington DC ayaa habeenimadii Sabtida ee Bisha May 7-deeda ku yeeshay kulan balaadhan oo isugu jira xaflad iyo casho sharafeed. Waxa...

Somaliland: Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Sababaha Xisbiga Looga Saaray Garabkii Isbahaysiga KULMIYE

Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Jaamac Shabeel ayaa ka hadlay sababaha ay xisbiga KULMIYE  uga saareen garabkii la magac baxay garabka isbahaysiga  dimuqraadiyad...

Latest Posts

MOST POPULAR