Thursday, July 18, 2019
Home Tags KDQ

Tag: KDQ

DegDeg: Halkan Toos uga Daawo Ku Dhawaaqista Natiijadda Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland

Halkan Toos uga Daawo Ku Dhawaaqista Natiijadda Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland

DegDeg: Hogaamiye Xirso oo Sheegay In aanu Xisbiga Waddani Qaaddicin Doorashada, Ka Dib Hadalkii Cirro Ee Maanta

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Goor dhawayd oo Caawa ah uu Telefiishanka Star waydiiyey inay qaaddacayaan Natiijada Doorashada...

DegDeg: Amb Ahmed Safiina oo Hambalyo u Diray Kulmiye iyo Komishanka Lana Dardaarmay Taageerayaasha Waddani

Gari laba nin kama wada qosliso sharaftu waxay ku jirtaa qadashada gartaad xaqa u leedahay Raganimadu maaha dafirka xaqiiqada ee waa ka faaidaysiga xaqiiqooyinka ku...

Somaliland: Goobjoogayaashii Caalamka oo ku Baaqay in Dariiq Sharci lagu Xaliyo Khilaafka Doorashada

Goobjoogayaashii  Caalamiga ee Doorashooyinka Somaliland ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada  ay khusayso inay u maraan jidka  ee la xidhiidha  sharci xalinta khilaafaadkooda doorashada. War saxaafadeed...

Somaliland: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Baaq u Diray Xisbiyada

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil  oo ka mid ah madaxdhaqameedka gobolka Sool,ayaa fariin waanno  iyo dardaaran ah u kala diray bulshada reer Somaliland iyo madaxda saddexda Xisbi...

Somaliland: Edna Aadan oo ka Digtay in si Khaldan Loo Adeegsado Dhallinyarada

Ergeyga Somaliland  u qaabilsan wadahadalka   u dhexeeya Soomaaliya, Dr. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa ka hadashay khilaafka  ka dhashay natiijada doorashada madaxtinimada Somaliland ee...

Wargane Tv: Musharax Cirro Iyo Komishanka Oo Hada Go,amo Cusub Wada Qaatay Iyo Buug La Isku Haystay Oo Xal Laga Gaadhay

Wargane Tv: Musharax Cirro Iyo Komishanka Oo Hada Go,amo Cusub Wada Qaatay Iyo Buug La Isku Haystay Oo Xal Laga Gaadhay  

DegDeg: Gudoomiyihii Komishanka oo si Adag uga jawaabay Eedaymaha Mucaaridka, Cirro na baaq u Diray

Komishanka Doorashooyinka Qararanka (KDQ) ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyey Eedeymo Mucaaridku u jeediyey, sheegayna inay dacwad la tiigsanayaan cidii been abuurka samaysay. Guddida...

Somaliland: Komishanka Oo Faahfaahiyey Halka Ay Marayso Tirinta Codadka Laga Dhiibtay Doorashadii Madaxtooyada

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ka hadlay halka ay marayso Tirinta Codadkii laga dhiibtay Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday 13-kii bishan November,...

Xog: Maxaa Sababay in uu Xisbiga Waddani ku Hakiyo la Shaqeynta Guddida Doorashooyinka Somaliland

Odorosayaasha Doorashada oo dhaliilay hab-dhaqanka Xisbiga WADDANI iyo go’aanka uu ku hakiyey la shaqeynta Guddida Doorashada Saraakiisha Xisbiga WADDANI u qaabilsan la shaqeynta Guddida Doorashada,...

Latest Posts

MOST POPULAR