Friday, December 6, 2019
Home Tags Jurgen Klopp

Tag: Jurgen Klopp

Jose vs Klopp – United vs Reds – Kooxaha Ugu Guulaha Badan England Oo Isku Heysta Saxiixa Xidig Ka Tirsan Chelsea.

Manchester United iyo Liverpool ayaa la aaminsan yahay iney xagaaga soo aadan sameyn doonaan suuqgal weyn si ay ugu yaraan ugu hub aruursadaan xili...

Jurgen Klopp Oo Xaqiijiyay In Xilli Ciyaareedkii Sadio Mane Ee Liverpool Uu Soo Idlaaday.

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay ugu dambeyntii in Sadio Mane uu seegi doono inta ka harsan xilli ciyaareedka kadib markii raajadii la saaray...

Muxuu Jurgen Klopp Ka Yiri Awoodda Ciyaartoyda Chelsea & Hanaanka Tababare Antonio Conte?

Chelsea iyo Antonio Conte waxey si wadajir ah u qaadanayaan waqti wacan sida uu aaminsan yahay tababaraha reer Jarmal ee leyliya Liverpool Jurgen Klopp. Si...

DAAWO: Tobankii Dhacdo Ee Ugu Cajiib Sanaa Ee Jurgen Klopp Mudaddii Sanadka Ahayd Ee Uu Liverpool Soo Maamuliyay Oo Waxyaabo Qosol Leh Oo Ku Jira

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa maanta u dabaal degaya sanad guuradiisii kowaad ee ka soo wareegtay markii uu shaqada tababaranimo ee kooxdiisa...

Jurgen Klopp Oo Weeraray La Liga: Barcelona Kooxdooda B Ayay Ku Ciyaari Karaan Boqolkiiba 50 Kulamada La Liga, Taasi Kama Dhacdo England.

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa tilmaamay in heerka La Liga uu aad u hooseyso oo ay Barcelona soo safi karo ciyaartoydooda kooxda B...

Jurgen Klopp Oo Ka Hadlay Kulanka Leaque Cupka Ee Ay Kooxdiisa Reds La Ciyaari Doonto Kooxda Burton Albion Isaga Oo Sidoo Kale Ka Hadlay Dhaawacyada Kooxdiisa Iyo In uu Isbadal Samayn Doono

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa qabtay shirkiisa jaraa’id ee ka horeeya kulanka  Leaque Cupka ee ay kooxdiisu la ciyaarayso Burton Albion, wuxuuna sheeay...

Tababare Jurgen Klopp Oo Digniin Adag Siiyay Ciyaartoydiisa Kadib Guuldaradii Southampton, Miyuuse Ku Haminayaa Afarta Ugu Sareysa?

Tababare Jurgen Klopp ayaa dignin culus siiyay xidigahiisa kadib guuldaradii lama filaanka aheyd ee shalay kasoo gaartay Southampton kulan ka tirsan Horyaalka Ingiriiska. Southampton ayaa...

MOST POPULAR