Thursday, September 19, 2019
Home Tags Ismaaciil Hurre Buubaa

Tag: Ismaaciil Hurre Buubaa

Buubaa iyo Marin-habaabinta Taariikhda: Xadhigii Muuse Biixi iyo Xaaladiisii -W.Q. Cali Coomay

Ka hor inta aanan u daadagin dulucda mowduuca, bal aan si guud-mar ah idiinku saro taariikhda iyo sida looga warramo. guud ahaan Taariikhdu waa...

Somaliland: Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Tafsiir Ka Bixiyey Midawgii Somaliland iyo Somalia, Si Furan U Sharraxay Halka Uu Ka Qallooco Wadahadalka Labada Dal

“Kolka Dhinaca Qaanuunka iyo Dhinaca Siyaasadda Laga Hadlo, Somaliland Kumay Darsamin Somalia, Somaliyana Kumay Darsamin Somaliland 1960kii” Prof Ismaaciil Hurre Buubaa Siyaasiga caanka ah ee...

Somaliland: Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Qirtay Inuu Kamid Yahay Mus-dambeedka Awoodda Badan Ee Talada WADDANI Go’aamiya

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliya, haatanna kamid ah saraakiisha sarsare ee xisbiga WADDANI Md. Ismaaciil Hurre Buubaa oo ay isku deegaan kasoo jeedaan...

Somaliland: “Shaqadaydaa Ah, Anigoo Xagga Dambe Fadhiya Inaan Ka Qayb-qaato Hawlaha Istaraatiijiga Ah, Haddaad Mus-dambeed Ku Sheegto Iyo Haddaad..” Buubaa

Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Sababaha uu u maleynayo inay keeneen Sicir-bararka Lacagta...

Somaliland: Daawo Siyaasi Ismaacil Hure Buuba Oo Ka Hadlay Arrimaha Maanta U Ku Suganyahay Dalku + Safarkii Dr.Bulxan

Daawo;Siyaasi Ismaacil Hure Buuba Ayaa Ka Hadlay Xaalada Dalku Maraayo Iyo Dooroshoyinka

Somaliland: Pro Buuba Oo Daliishaday Dhawaaqi Cabdillahi Jawaan In Dalka Maxamuud Xaashi Ka Taliyo

Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, kana tirsan Xisbiga mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay is casilaadii la taliyihii...

Somaliland: Buubaa Oo Siyaasiyiinta Somaliland Ku Waaniyay Inaanay Isticmaalin Inay Somaliland Ka Go’day Somaliya 1991

Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa siyaasiyiinta Somaliland uga digay hadalada jaban ee ay sheegaan ee ah in Somaliland ka go’day Somaliya sannadkii 1991,...

Somaliland: Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Kooxo Gaar Ahi Ay Dantii Dalka Dhaafsadeen Danno Gaar Ah, Qarankiina Geliyeen Af Libaax

Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in dalku khatar ku jiro,...

Somaliland: Ismaaciil Buubaa Oo Dhaliilay Hannaanka ay Xukuumaddu U Wado Saldhigga Millateri Ee Imaaraadku Berbera Ka rabo

“Waxa la leeyahay saldhig militeri ayaa Berbera laga samaynayaa, laakiin wasiirka inagala hadlayaa waa wasiirka Duulista oo aan Mileteri shuqul ku lahayn, haddiise ay...

Somaliland: Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Olalahooda Dib-u-dhigista Doorashadu Tudhaale Ka Tahay

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, haatanna kamid ah saraakiisha saree e xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa xisbul-xaakimka KULMIYE...