Tuesday, July 16, 2019
Home Tags Horjoogaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh

Tag: Horjoogaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh

Deg Deg: Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo Oo Qarka U Saaran In Uu Burburo Iyo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Ka Indho Qarsatey

Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo ayaa la weriyey in uu qarka u saaranyahay in uu burburo, Ilo xogogaala oo uu helay wargeyska Sahan ayaa lagu...

Somaliland: Muuse Biixi (Madaxweynaha) iyo Mucaaridku way Taageereen Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland’ + Muuqaal

Hoggaamiyihii  maamulkii Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay heshiiskii ay dhawaan xukuumadda Somaliland ku kala saxeexdeen magaalada Caynaba iyo  kulamo uu la...

Somaliland: Cali Khaliif Oo Shalay Cadho Kaga Baxay Kulan Ay Yeesheen Gudida Somaliland Wada Hadalka U Qaabilsan, Maxamed Kaahin Oo Isku Dayay Inuu Lad Qabeeyo Iyo Masuul Kooxdiisa Ka Tirsan Oo Tafaasiil Ka Bixiyay

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo ee Wadahadalka kula jirta Dawlada Somaliland Cali Khaliif Galaydh ayaa shalay Cadho kaga baxay Kulan ay kooxdiisa iyo Gudidaasi ku lahaayeen...

Somaliland: Cali Khaliif Waa Abahay Waana Macalinkaygii Wax I Baray Sacad Cali Shirre

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu sheegay in Prof Cali Khaliif Galeydh uu ahaa macalinkiisa wakhtigiisii waxbarashada

Somaliland: Waftigii Kooxda Khaatumo Ee Prof Cali Khaliif Galaydh Hogaaminayey Oo Gaadhay Magaalada Widh-widh Iyo Xiisada Ka Taagan

Waftigii ka socday kooxda Khaatumo ee maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Hargeysa isla markaana ahaa waftigii ka qayb galay heshiiska ay kala saxeedeen...

Deg Deg: Daawo waxgaradka Iyo Garaadayada Beesha Dhulbahanta Oo Wacad ku Maray Inaanay Yeeli doonin Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Farrin U Soo Daray Cali Khaliif

Deg Deg: Daawo waxgaradka Iyo Garaadayada Beesha Dhulbahanta Oo Wacad ku Maray Inaanay Yeeli doonin Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Farrin U Soo Daray Cali...

Somaliland: Daawo Shir Ay Wada Yeesheen Cali Khaliif Galeydh Iyo Wasiirada Xukuumada Ee Ka Soo Jeeda Beeshiisa Oo Fashil Ku Dhamaaday

Shir Ay Wada Yeesheen Cali Khaliif Galeydh Iyo Wasiirada Xukuumada Ee Ka Soo Jeeda Beeshiisa Oo Fashil Ku Dhamaaday

Somaliland: Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Ujeedada Safarka Uu Hargeysa Ku Yimi Iyo Kulan Uu La Yeeshay Madaxwayne Siilaanyo & Muuse Biixi

Hogaamiyaha Kooxda Khatumo Prof Cali Khaliif Galeydh oo labadii cisho ee la soo dhaafay socdaal ku joogay magaalada Hargeysa ayaa faah faahin ka bixiyay...

Deg Deg:- Daawo:– Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Ujeedada Uu Hargeysa U Joogo Iyo Kulankii Dhexmaray Madaxweynaha

Maalmihii u dambeeyay waxa magaalada Hargeysa socdaal ku joogay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galleydh, waxaanu kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland...

Somaliland: Kulan Laba Weji Lahaa Oo Madaxtooyadda Ku Dhex-maray Madaxwayne Siilaanyo, Cali Khaliif Iyo Odayaal.

Cali Khaliif oo hore isugu magacaabay inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa qasriga Madaxtooyadda Somaliland xalay kulan kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed...

Latest Posts

MOST POPULAR