Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi

Tag: Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Addis Ababa Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Oo Qaabilay

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku tagay dalka Itoobiya, ayaa meeqaam heer...

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Waramay kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Guurtida, una Diray Baaq Nabadeed Beelaha Ceel-afweyn

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Waramay kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Guurtida, una Diray Baaq Nabadeed Beelaha Ceel-afweyn.

Deg Deg: Siyaasi Duur Oo Ka Dhex Hilaaci doona Xisbiga Kulmiye Iyo Xil Lo Sii Magacaabay

Wasiirkii Horre Ee Arrimaha Gudaha Jsl Ee Maxamed Nuur Caraale(duur) Oo Imika Ka Tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa la sheegaye Inu Heshiis...

Somaliland: Daawo Muuse Biixi Muxu Ka Yidhi Xanuunka Shuban Biyoodka Burco Ka Dilaacay

Daawo Muuse Biixi Muxu Ka Yidhi Xanuunka Shuban Biyoodka Burco Ka Dilaacay  

Somaliland: Daawo Muuse Biixi Oo Ka Waramay Taarikhda Xisbiga Kulmiye Iyo Dadaalkii U Soo Maray Xisbiga

Guddoomiayaha Xisbiga Kulmiye Ahan Musharax Madaxweyne Ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Ayaa waxa u ka hadlay arrimo badan oo u ku soo hal qabsaday Xisbiyada...

Somaliland: Daawo Guddoomiyaha KULMIYE oo khudbad waano iyo tusaalayn ah ka jeediyey xaflad xisbigu ku soo dhaweeyey taageerayaal afar degm oo caasimadda ka tirsan

Guddoomiyaha KULMIYE oo khudbad waano iyo tusaalayn ah ka jeediyey xaflad xisbigu ku soo dhaweeyey taageerayaal afar degm oo caasimadda ka tirsan

Somaliland: Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Dadweynaha kasoo Jeeda Deegaannada Aw Barkhadle, Qool-buulalle iyo Celliyo

Taageerayaal kasoo jeeda deegaannada Aw Barkhadle, Qool-buulalle, Celliyo iyo degmooyinka Gacan-libaax iyo Sallaxley, ayaa maanta si rasmi ah ula midoobay xisbul-xaakimka talada Somaliland ee...

Somaliland: Muuse Biixi”Gaal iyo Musliba Way Is Xitiraaman Marka Warbaahintaanu Waa Qudhun”

Guddoomiyaha KULMIYE oo si miisaaman uga hadlay shaqo la'aanta dhallinyarada, abaaraha, caddaaladda iyo qodobo kale oo saamayn ku leh nolosha bulshada reer Somaliland

Somaliland: Maxay Bulshadu Ka Aaminsan Tahay Musharraxiinta Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Wakhti Kaambayn Siyaasadeed Durba Ka Istaadhmay Dalka Kadib Bilawga Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyayaasha

Waxaanu akhristayaashayada rabtaan inaanu la wadaagno oo aanu halkan ugu soo gudbino aragtiyaha iyo Faaqidaada kala duwan ee ay Shacabka Somaliland ka qabaan Saddexda...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Safiirro Ingiriis Ah.

Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Latest Posts

MOST POPULAR