Sunday, May 26, 2019
Home Tags Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Tag: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Somaliland: Xukuumadda Oo Maanta Masaafurinaysa Wefti Ka Socday Jaamacadaha Muqdisho Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Ku Cambaareeyay Talaabadan Ay Qaaday

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dalka ka saaraysa 11 xubnood oo ka socday jaamacadaha Muqdisho, kuwaas oo Burco kaga qayb galayay shirka Midowga Jaamacadaha Somaliland...

Somaliland: Maxa Kale Qabsaday Faysal Cali Waraabe Iyo Su,ali Reer Burco Ay Weydiiyay

Dhalinyarada magaalada Burco ayaa su’aalo kaggan ku ganey gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku jooga magaalada Burco isla markaana madal lagu waydiinayey su’aalo...

Somaliland: Jamaal Cali Xuseen Oo Wixii Isaga iyo Faysal Kala Qabsaday Barbar-dhigay Qisada Ninka Gabadha Iska Dhigay Malxiisadda

Jamaal Cali Xuseen oo ahaa Musharrixii hore ee jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, balse wakhtigan ka tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye,...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Muujiyay Inuu Ka Xumaaday Sidii Fududayd Ee Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Biyaha

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ahna mushaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay inay dad badan oo Somaliland wax u...

Somaliland: DAAWO: “Faysal Cali Waraabe Dawladda Ayuu Bil Kasta 12000$ Ka Qaata, Walina 20 Booyadood Meelna Umuu Dirin”. Xisbiga KULMIYE Oo Weeraray Guddoomiyaha UCID

Xisbiga KULMIYE ayaa eedaymo u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, iyadoo Xisbiga KULMIYE sheegay inuu Faysal bil kasta dawladda ka qaato...

Somaliland: Shalay: Daciifka Dooddii Guddoomiye Cirro, Deganaantii Faysal Difaacii Muuse Biixi Iyo Dalag Dalagtii Komishanka

Xisbiga KULMIYE Oo Muujiyey Inuu Doorashada Diyaar u Yahay, Labada Xisbi-mucaaridna Ka Codsaday Inay Bulshada u Sheegaan Jacaylka Ay Muddo-kordhinta u Qabaan Xogo dheeri, ayuu...

Somaliland: “Anigu Sidii Uu [Jamaal] Igu Yidhi Ayaan Kula Shaqeeyay Oo Xal Baan U Arkayay’e Miyaan Qaldanaa Mise Waan Khiyaameeyay, Mise Hiilkii Aan La Barbar Joogay Ayaan Kaga Baxay?”

“Jamaal Dad Baa Helay Kale Oo Go’aankiisii Beddelay Laakiin Waa Godob Taalla Oo Ma Duugoobayso Ee Cid Waliba Ha Ogaato” “Maalintii Ugu Horraysay Ee Uu...

Somaliland: Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Kaga Hadlay Heshiiskii Uu Jamaal Cali Xuseen La Gala+Kashifayna Siro Badan

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Kaga Hadlay Heshiiskii Uu Jamaal Cali Xuseen La Gala+Kashifayna Siro Badan

Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kaadhkii Golaha Dhexe Qaatey Iyo Garabkii Kale Oo Mar Kale Shir Ku Dhawaaqey

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta kaadhkii golaha dhexe uu ka qaatey xarunta dhexe ee xisbigaasi waxana...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Qalalaasaha Dalka Ethiopia, Musharaxnimadiisa Iyo Wada Hadalada Khaatumo + Muuqaal.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley qalalaasaha ka socda dalka Ethiopia musharaxnimadiisa iyo wada hadalada...

Latest Posts

MOST POPULAR