Tag: Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex
Somaliland: Badhasaabka Maroodi-jeex Oo Ku Hanjabay Inay Dhallinyarada Rabshadaha Sameeya Gacan Adag Ku Qabanayaan
Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale), ayaa Shalay Shir-jaraa’id oo uu ku qabtey xafiiskiisa wuxuu kaga xaal warramey amniga guud ee dalka.
Ugu horreyn...
Somaliland: Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Sheegay Inay Dhalinyaro Badan Dhaqan-xumo Ugu Qabqabteen Hargeysa
Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale), ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya Ciidammada Ammaanka iyo Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista ay qabqabteen Dhalinyaro uu...