Friday, November 22, 2019
Home Tags Guddoomiyaasha Maxkamadda JSL

Tag: Guddoomiyaasha Maxkamadda JSL

Somaliland: “Dhulkii Uu Qaranku Lahaa Faraha Ayuu Ka Baxay, Dadkana Iimaanka Ayaa Kasii Tegeya Marka Uu Hiktor U Biiraba”

Guddoomiyaha maxkamadda saree e Somaliland prof. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ka xog-warramay guud ahaan kiisaska bahda caddaaladda horyaalla ee dacwadaha ah, waxana uu...

Somaliland: Cali Guray Oo Digniin Culus U Diray Faysal Cali Waraabe Kuna Tilmaamay Nin 30 Daqiiqaddood Kadib Ka Hor Yimid Go’aankii Maxkamadda Sare

“Xeerka UCID Hadii Aanu Isku Qabano Maxkamadda Sare Ayaa Loo Noqonayaa Tafsiirka Ee Bal Ha Iska Hubsado Intaanu Fadeexad Kale Gelin”..Cali Guray Guddoomiye ku xigeenka...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Kulan Khaas Ah La Yeeshay Saddexda Xisbi Qaran Iyo Guddiga Doorashooyinka.

Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa u maanta kulan deg deg ah isku yeedhay madaxda saddexda xisbi qaran ee Somaliland iyo gudida doorashoyinka. Gudoomiyaha ayaa...

Somaliland: Kaalliyeyaal Maxakamadeed Oo Xabsiga Lagu Guray Iyo Nuxurka Kiis Ugub Ku Ah Bulshada Oo Loo Haysto

Guddoomiyaha Maxakamadda Gobolka Hargeysa Oo Sifeeyey Sharciyadda Waaran Qabasho Ah Oo uu U Jaray Kaalliyeyaashan Oo Been Abuur Iyo Barobogaando Ku Eedaysan Maxkamada gobolka Hargeysa...

Somaliland: Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyayaasha Maxkamadaha Rafcaanada Ee Gobolada Ugu Sareeyey Iyo Gudoomiyayaasha Maxkamadaha Gobolada Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu kulan muhiima la qaatay gudoomiyayaasha maxkamadaha rafcaanada ee gobolada ugu sareeyey iyo gudoomiyayaasha maxkamadaha gobolada...