Wednesday, November 20, 2019
Home Tags Guddida Doorashooyinka qaranka

Tag: Guddida Doorashooyinka qaranka

Somaliland: Xisbiga Kulmiye Oo sheegay Inay Diyaar Uu yihiin Qabsoomida Doorasho Xor iyo Xalaal Ah

Xisbiga Talada Dalka hayaa ee Kulmiye ayaa sheegay inay diyaar uyihiin ka Xisbi ahaan inay tageeraan inay dalka ka dhacdo doorasho xor oo xalaala,maada...

Somaliland: “Haddii La Kala Qaado Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiilada, Waxa Hubaal Ah In Somaliland Dhaxalsiinayso In Faraha Laga Qaado” Xildhibaan Qabile.

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay wararka muddooyinkii ugu dambeeyey soo baxayey ee sheegayey inay Xukuumadda...

Somaliland: Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Gollaha Wakiillada JSL Oo La Kala Qaaday.

Xukuumadda Somaliland, ayaa kala qaadday Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo qorshuhu ahaa in si wada jir ah loo qabto bisha Saddexaad ee Sannadka...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Meesha Ka Saaray Dib-U-Dhac Ku Yimaadda Doorashooyinka Dalka Ka Qorshaysan Sanadda Soo Socota

Hargeysa:(Wargane)-Komishanka doorashooyinka qaranka, ayaa meesha ka saaray wax dib-u-dhac ah oo ku yimaadda doorashooyinka madaxtinimada iyo kuwa wakiillada ee dalka ka qorshaysan horraanta sanadka...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Meesha Ka Saaray 78 Goobood Oo 15 Sanno Ka Hor Dhigi Jiray Sanaaduuqda Codbixinta ee Caasimada Hargeysa

Xilligii reer Hargeysa Ay U Dareereen Codayntii Aftida Distoorka Iyo Waqti Xaadirkan Oo Shan Iyo Sanno Laga Joogo, Tirada Shacbiga Caasimaddu Miyey Kordheen Mise...

Somaliland: Kulan Qasriga Madaxtooyada Ku Dhex Maray Madaxwaynaha Somaliland,Masuuliyiinta Saddexda Xisbiga Qaran Iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka+Waxa Laga Wada Hadlay

Shir gaar ah oo ku saabsan habka uu u socdo barnaamijka Qaranka ee diiwaangalinta codbixiyaasha oo haatan maraysa Saaxil, Gabilay iyo Hawd, ka dib...